hakiimi dayib

hakiimi dayib dirac

16/06/2026
16/06/2026

Xidhiidhka kubada cagta adduunka ee FIFA ayaa aqbalay codsi ay dowlada Sucuudigu usoo jeedisey ka hor kulankoodii xalay ay la ciyaareen dalka Koonfurta Ameerika ku yaalla ee Uruguay.

Sucuudiga ayaa ka hor kulanka ka codsaday FIFA inaan dhulka la dhigan calankooda ka hor bilowga ciyaarta inta aan la soo bandhigin dalkasta astaantiisa, maadaama oo uu calankooda ku qoran yahay Towxiidku, taasi oo FIFA ka aqbashay isla markaana labada dal si isku mid ah u maamuustay, iyadoo la arkayay shaqaale kor u haya labada Calan ka hor furitaankii kulanka.

Kulankani oo ka mid ahaa kulamada Koobka adduunka 2026 ayaa ugu danbayn ku dhamaaday barbaro 1 iyo 1 ah, iyadoo labada xul ay si siman dhibcaha u qaybsadeen.

11/06/2026

🏆 Referee announced for 2026 !
 
We’re pleased to share that Somali referee Omar Artan will officiate the highly anticipated match between PSG and Aston Villa in Salzburg.

Address

Dubai Golden Souq
Dubai

Opening Hours

Monday 09:00 - 23:00
Tuesday 09:00 - 23:00
Wednesday 09:00 - 23:00
Thursday 09:00 - 23:00
Saturday 09:00 - 23:00

Telephone

+971558230158

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when hakiimi dayib posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to hakiimi dayib:

Share