International Business Management Institute-IBMI

International Business Management Institute-IBMI Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from International Business Management Institute-IBMI, Business consultant, Hargeisa office, Dhaka.

International Business Management Institute IBMINEW COURSE: Academic Report Writing"Qoraalkaagu ha noqdo mid hadla, aqoo...
01/06/2025

International Business Management Institute IBMI

NEW COURSE: Academic Report Writing
"Qoraalkaagu ha noqdo mid hadla, aqoontaaduna ha muuqato!"

Koorsadan gaaban oo soconaysa 2 maalmood waxay si gaar ah ugu habboon tahay:
๐ŸŽ“ Ardayda jaamacadaha
๐ŸŸง Ardayda dugsiyada sare
๐Ÿ“‹ Shaqaalaha hayโ€™adaha maxalliga ah iyo kuwa caalamiga ah (NGOs)
๐Ÿ’ผ Kuwa ka shaqeeya ganacsiga, maamulka iyo cilmi-baarista suuqyada

Waxaad baran doontaa:
โœ๏ธ Sida loo qoro report cilmiyeed oo rasmi ah
๐Ÿ“š Qaab-dhismeedka saxda ah: hordhac, falanqayn, gunaanad
๐Ÿง  Sida ay fikradahaaga looga dhigo kuwo isku xidhan, caddaan ah, oo saameyn leh
๐Ÿ“Œ Hababka tixraaca (APA, MLA, Chicago iwm)
๐Ÿ“ˆ Talooyin kaa caawinaya in qoraalkaagu noqdo mid akhristeyaashu jeclaystaan

Koorsadani waxay kor u qaadaysaa fursadahaaga shaqo iyo horumarkaaga xirfadeed.

Habka: [Online]
Waqtiga: [ 3/06/2025 iyo 8:00pm -9:00pm]
Fee-ga: [$7 Diwaangalinta + shahaadada]
Isdiiwaangeli Hadda! Meelaha waa kooban.

La xiriir:
๐Ÿ“ž [636242959]

"Haddii aad haysato wax aad rabto in dadka kale ay fahmaan, baro sida loo qoro si ay u dareemaan muhiimaddiisa."

Si aad uga mid noqoto arayda ka faa'idaysta kooraskan fadlan riix lifaaqan oo is diwaangali

Jumca wanaagsan
10/11/2023

Jumca wanaagsan

Address

Hargeisa Office
Dhaka

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when International Business Management Institute-IBMI posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share