LIBI MEDIA

LIBI MEDIA Libi Tv Waa Astaanta Bulshada Iyo Warsidaha Danyarta

23/08/2026

Deg deg :- waa Xalad culus oo saaki ka taagan qeyb ka mid magaalada muqdisho .

12/08/2026

Deg deg :- Garsoorihii Soomaliyeed ee Cumar Cartan ayaa soo hooyay, Bilad Sharaf ka dib markii uu si wanaagsan u maareeyay ciyaartii u dhaxeysay Aston Villa iyo PSG taasi oo ku soo idlaatay 2=1 oo guusha ku raacday kooxda PSG .

11/08/2026

Deg deg :- Cabdirashiid Janan Dowlada dhexe iska dhaafe mushaare iidankii ayaa laga waayay, markii horane aniga waxaan halkaan ku imid in madaxweyne aan noqonaayo lkn waa dhici weysay .

01/08/2026

Maxamadow Beri yanan Kampala loo noqon Maanta Meel Fiican ayey Jogta Caasimadii dalka ayey joogta See More .........................

31/07/2026

Deg deg :- Maamulka Puntland, Galmudug maahan maamul buuxa waa gobal iyo bar sidaas darteed ma buuxuin shuruudihii See More ...............

28/07/2026

Waa Boqorka Dagaalka oo lagu qalabeeyay Xooga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ciidaanka Gaarka ah Ee Gorgor .

20/07/2026

Deg deg :- Fahiima Yuusuf Quuje oo gaartay Magaalada Hargeysa Ee Somaliland ayaa waxaa Soo dhaweeyay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Yasin Xiir Faratoon .

18/07/2026

Deg deg :-Taliyaha Qeyta 54aad ee Xooga Dalka General Jimcaale Takar Ayaa ku feyliyay Xerada Ciidanka ee Ligey oo ku taalo duleedka Garawe .

Madaxweyne Deni ayaa la sheegay in uu si weyn Uga carooday arrintaasi isaga oo sheegay in Jimcaale joojiya dhaqdhaqaaqa badan .

17/07/2026

Deg deg:-Gudoomiye K/Xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Dalka Abshirow"Ma jiraan wax la yiraahdo Koofur bari, Magaalada Marka waxay ka tirsan tahay Dowladda K/Galbeed, kuwa fidnada wada maadaama ay taladeena diideen gacanta ayaa lagusoo dhigi doonaa,

13/07/2026

Deg deg:- Odiyaasha Degmada Yaaqberiweyne ayaa baaq u diray Maamul Wanlaweyne, Dowlad gobaleedka Koonfur galbeed iyo Dowlada Federalka .

Adresse

Kilimani
Zürich

Öffnungszeiten

Dienstag 08:00 - 17:00
18:00 - 19:00
Mittwoch 09:00 - 17:00
18:00 - 19:00
Donnerstag 08:00 - 17:00
18:00 - 19:00
Freitag 08:00 - 17:00
18:00 - 19:00
Samstag 09:00 - 17:00
18:00 - 19:00
Sonntag 09:00 - 17:00

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von LIBI MEDIA erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Verknüpfungen

Teilen