Bulsho Trading Company.Ltd

Bulsho Trading Company.Ltd Yiwu China office Import and export goods

Waxay qayb muhiima katahy shirkada ganacgsiga Bulsho Trading Company.Ltd ee gayiga soomaliyeed Shirawyanha kaabayaasha D...
13/03/2023

Waxay qayb muhiima katahy shirkada ganacgsiga Bulsho Trading Company.Ltd ee gayiga soomaliyeed Shirawyanha kaabayaasha Dhaqaalaha & malagashiga Puntland State Of Somalia

Bulsho Trading Company.Ltd  🛳⛴🚢🛬⛴
13/03/2023

Bulsho Trading Company.Ltd 🛳⛴🚢🛬⛴

Shirka sanad lahaa ee shirkada bulsho general trading company oo kaqabsoomay magalda bosaso ayaa darnaa is xog wareysi i...
28/01/2023

Shirka sanad lahaa ee shirkada bulsho general trading company oo kaqabsoomay magalda bosaso ayaa darnaa is xog wareysi iyo hiigsigsa sanadka bilowday, waxa intey xafladu socotay lagu soo bandhigay abaalmarino iyo dhiirigalin loo qabtay xubanaha ugu firforcona shirkada.

01/08/2022

The best rooms have something to say

28/07/2022
Bulsho Trading Company.Ltd  waxay magaalada  Garoowe  idin kaga   hirgelisey  Carwo Casri ah,  oo laga heli  karo dhamaa...
18/07/2022

Bulsho Trading Company.Ltd waxay magaalada Garoowe idin kaga hirgelisey Carwo Casri ah, oo laga heli karo dhamaan agabka , Aqaladda iyo Xafiisyada, Sida hurdada noocyadeeda kala duwan oo laga keenay Turkey, China iyo Malaysia, sidoo kale waxaa yaala Carwo Bulsho Fadhiyada noocyadooda kala duwan oo lagu farsameeyey dalka Turkey ahna kuwa ugu casrisan ee hadda laga isticmaalo caalamka, iyo miisaska qadada.

Qalabka xafiisyada oo casri ah ayaad ka helaysaa Carwo Bulsho kuwaas oo, isugu jira Miisaska Xafiisyada, kuraas, armaajooyin iyo fadhiyo.

Talaagadaha , Qasaaladaha, cookerada, noocyadooda kala duwan ee ku shaqeeya korontada iyo dhamaan qalabka yaryar ee electronic ga ah waa adeegyada Carwo Bulsho.

Waxaa nagala so xiriiri kartan telephonada hoos ku xusan



0906790355
0907791028
0906793386

08/04/2022

It’s important to focus on how wr can strength international trade 🚢🚚✈️

Here we go   import and export
30/03/2022

Here we go
import and export

Bulsho General trading  Qaybta Aqalada, Jiifka iyo Qalabka xafiisyada
21/03/2022

Bulsho General trading Qaybta Aqalada, Jiifka iyo Qalabka xafiisyada

Macamil ku so dhowaw gacamo furan iyo qiimo jaban shirkada bulsho waxey ini kentay safaro cusub iyo alaabo cusub qeybtee...
24/01/2022

Macamil ku so dhowaw gacamo furan iyo qiimo jaban shirkada bulsho waxey ini kentay safaro cusub iyo alaabo cusub qeybteeda carwada kala xiriir

Tel:7790500, 6791688,7720978,7756811

Macamiil waxaa idin hayna aqal idin cajibnya qiimihisana idin qancin doona iyo sdoo kle armaajo Tv📺 iyo macuun intuba wa...
08/07/2021

Macamiil waxaa idin hayna aqal idin cajibnya qiimihisana idin qancin doona iyo sdoo kle armaajo Tv📺 iyo macuun intuba wa idin diyar Waxay diyaar idin kugu yihin Shirkada Bulsho qaybta carwayooinka
and
Fadlan hamoogaanina

Address

义乌宾王路文化市场
Yiwu

Telephone

+252906796488

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bulsho Trading Company.Ltd posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bulsho Trading Company.Ltd:

Share