04/05/2023
βοΈAkhri Waxa Sababay Dulmiga iyo Colaadda ka Aloosan puntland.
_____________________________________________
π Gobolka Mudug Waxaa kataagnaa Dhawaanahan Colaaad iyo Dilal Qorshaysan oo loogaysanayo Ganacsatada , Aqoonyahan iyo dadka labeenta iyo Foolaadka Bulshada ah oo ay ku Danbaysay Dilkii Shallay loogaystay Ganacsade Burhaan Jaamac Cilmi iyo Akhyaartii kale ee lagu beegsaday Gaalkacyo.
π Waxaa Xabsiyada Lagala Baxay Maxaabiistii kujirtay
Kadib is aamin waa ka dhex jira Beelaha wada daga Gobolka Dhexdooda iyo laamaha Amniga Dagmada iyo Gobolka oo Laga Aamin baxay dhexdhaxaad nimadooda.
π Waxaa Lagu tuhmayaa Laamaha Aminiga Iyo Maamulka Gobolka in ay ku lug leeyihiin Iska horkeenka Beelaha iyo Coladaa Gobolka ka tagaan
Kuna Fashilmeen wax ka qabashada Nabad galayada Gobolka iyo kan Dagamada Gaalkacyaba
Tusaalee ahaan waxaa Saldhiga dhexe ee Booliiska Iyo Qabybta Booliiska Horteeda lagu laayay si badheedha Ganacsato iyo Dad shacab ah
Taas oo uu Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka iyo Kan Dagmada Gaalkacyo Fiirsanayee indhahana ka qarsadeeen Maadaama ay isku Beel kasoo wada jeedaan Maleeshiyada dilka ku kucaday .
π Waxaa laysku Adeegsaday Awoodii Dawladnimo iyo Tuutihii Ciidanka puntland waxaana Meesha Laga saray Saami Qaybsigii Beelaha Gobolka wada daga.
Madaxwaynha Puntland mudane H.E Said Abdullahi Deni oo Gobolka wax badan ka qabtay mudadii h**e ee modo Xileedkiisa ,
Ayaa hada Kasii jeestay Gobolka mudug sidoo kale indhaha ka qarsaday waxaa Gobolka dhacaya.
Waxaana Meesha Laga Saaray Sinaantii Beelaha iyo Saami qaybsigii Gobolka Taasina waa Ta keentay in Laysku adeegsado Awood Dawlada Puntland.
π Hadaba wax ka ogow Sida Layskugu Edeegsanyo Awooda Dawliga ah .
Maamulka Gobolka Mudug iyo Laamaha Amaanka Gobolka Sida Loogu Qaybiyay Beelaha Daga Gobolka :
βοΈLIISKA XILKA IYO HAYSA:
______________________________
1: Gudoomiyaha Gobolka Mudug = Cumar Maxamuud.
2: Gudoomiyha Dagmada Gaalkacyo = Beesha Cumar Maxamuud
3: Taliya