Mohamed Ibrahim Moalimu Rasmi Page

Mohamed Ibrahim Moalimu Rasmi Page This my facebook & its one of my daily life activity

26/12/2022

ماشاءاللهSheekh Mohamed Abdi Umul
Allaha ku Barakeeyo I.a
Waa Runtii Ay u dulqaadan waaweey Suugiyadii Reer Dollo ee Ay isku dayeen in Ay Sheekhu dilaan!!

25/12/2022
01/09/2022

ماشاءالله

30/08/2022

33 million people across Pakistan have been affected by the monsoon rainfall and floods that have been going on since mid-June. Over the past two weeks, heavy rains have continued. Flooding and landslides have resulted in displacement, damage, devastation, and death.

To help those who have been affected, we’ve just announced additional emergency assistance – including food and cash assistance for those who have been hit the hardest. We’ll also continue to provide food, clean water, and other essential services through the Canadian Red Cross Society’s Emergency Disaster Assistance Fund – which has allocated support to the International Federation of Red Cross and Red Crescent Societies – and through the United Nations Central Emergency Response Fund.

Please pray for Pakistanian people!!

29/08/2022
هذاء فراق بيني وبينكAbuurida xaqiiqooyin bug(false) ah.============================In laguugu Amaano Amaan xaqiiqada jir...
29/08/2022

هذاء فراق بيني وبينك
Abuurida xaqiiqooyin bug(false) ah.
============================
In laguugu Amaano Amaan xaqiiqada jirta kaa qarineeyso waxaa kaaga fiican In indhaha lagaaga tuuro xaqiiqada qaraarka badan.
Waana tan Aay maanta sameeyniyaan dhalanyaro badan oo laga filaayeey in ay dalkaan io dadkaan wax un ku soo kordhiniyaan maadaama oo la soo maal-galiyeey mudo Aad u badan laga soo bilaabo barbaarintii dhabta hooyo illaa ka soo noqoshadii Jaamacadaha lkn taas badalkeedi maxaa dhacay?
Waxaa dhacay waxa dhacaya maantaba oo ah Abuurida xaqiiqooyin bug ah oo loogu sacabo tumaayo kuwa ku fashilmay waajibaadkii loo igmaday ee ahaa u adeegida bulshadaan Aay hormar la'aanta daashatay taasna waxa ku kalifaayo oo kali ah waa Abuunyo raadsi waana halka Aan kula tagnay Anaga iyo Iyaga!!

NB: Ninka Ay xanunjiso yeelkadiis!!

Address

Maskal Adabay
Addis Ababa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Ibrahim Moalimu Rasmi Page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed Ibrahim Moalimu Rasmi Page:

Share