Ahmed Mohamed Jama

Ahmed Mohamed Jama Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ahmed Mohamed Jama, Business service, Hargaisa, Addis Ababa.

05/11/2024

Ina xinnif maxaa dalka iyo dadka looga qaban waayey?

Waxa igu maqaale ah in ninkan aan magaciisa kor ku xusay uu kibir iyo akhlaaq xumo kula kacay ciidamadii iyo gurmadkii walaalnimo ee dhul dheer uga yimi inay naftooda u huraan dalka iyo dadkooda duulimaadka lagu hayo, oo weliba cida ay usoo gurmaden uu isaga reerkoodii iyo maalkoodii yahay.

Waxaan halkan si kore u tilmaamayaa inaan kibirka la eegan ee jawaabtiisa la siiyo isaga iyo cida kale ee rabta inay siday doonaan u socdaan,waxaan ka xumahay in wasiiradii la socday aanay jawaab ku filan siin, sulaadiintii, boqoradii iyo waxgaradkii kale ee uu ka soo jeedey goobjoogana ahaana aanay geed ku xidhan.

Waxaan mar walba arkaa isagoo madaxdiisa iyo waxgaradkiisa gudi iyo sulaadiinba caayaya oo afka ku haya, lana daawanayo oo aan waxba laga qabanayn.

Waxan kusoo ururinayaa ka soo dirsadayna waxba u tari maayo wuxuu yeelo mooyaane kuwa uu hadalka liita ula tegayaana waxba yeelimaayo,gefkiisana looma dulqaadan karo, wax buuran oo uu yahay oo lagaga hamranayona ma garanayo, soomalidu waxay ku maahmaahdaa nin markhaati been ah furay:
Ilaahay ku og
Kii uu ku furayna ku og
Kii uu u furayna ku og.

Waa la dhaafay xiligii la guulwadayn jiray ama sida dhallinyaradu tilmaanto istusnimada wax la moodi jiray, ilmaha yar ayaa garanaya in cay iyo indho isku qabad aanay waxba ka goyn dunidan iyo xilligan aynu noolahay.

Allaa mahadi i sugnatay
Ahmed dhere

Waxaan hambalyo u dirayaa shacabwaynaha Somaliland munaasibada 18 may 2023, waxaan ku amaanayaa sida qiimaha leh ee ay u...
18/05/2023

Waxaan hambalyo u dirayaa shacabwaynaha Somaliland munaasibada 18 may 2023, waxaan ku amaanayaa sida qiimaha leh ee ay u muujiyeen dareenkoda wadaniyadeed ee adkaysigu ka muuqdo duruuf kasta oo lasoo derista.

Ahmed dhere
England, Sheffield

17/05/2023

Happy 18 may 2023, waa farxad ay iska leeyihiin shacabka iyo dalwaynaha Somaliland, loona baahan yahay inay ilaashadaan una dhabar-adaygaan duruufaha adag ee kasoo waajahaya xaqiijinta himiladooda.

Ahmed dheere
Sheffield, England

05/05/2023

Jumca mubarak muslimiinta dhamaan

08/04/2022

Ramadan Mubarak

09/01/2022

Hambalyo xubnaha golaha wasiirada iyo masuuliyiinta kale ee ansaxay, golaha wakiilada wan ku ammaanayaa tallaabo kasta oo horumar iyo cadaalad ku qotonta.

Soo dhowayntii iyo qaabilaadii reer Yonis Addarahman ee Sheffield.Waxay  ahayd madal kulmisay  ruug cadaa aan mudo is ar...
27/12/2021

Soo dhowayntii iyo qaabilaadii reer Yonis Addarahman ee Sheffield.

Waxay ahayd madal kulmisay ruug cadaa aan mudo is arag oo isku qaabilay farxad iyo is xogwaraysi.

Address

Hargaisa
Addis Ababa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Mohamed Jama posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share