07/08/2026
Jalaal ad-Diin Ruumi waxa uu ka mid yahay dadka dhifka ah ee dhaxalkoodu ka gudbay xilligoodii. Suugaantiisa waxa uu ku kulmiyey falsafad, jacayl iyo ruuxnimo, isaga oo akhristaha u furay jid uu ku fahmi karo naftiisa iyo macnaha ka qarsoon nolosha muuqata.
Faahfaahinta ka akhri lingaxa faallada ku xusan ๐โฌ