F.C Universal team

F.C Universal team I am manager

14/12/2019
12/12/2019

Management

*saadaali adna wixii kula quman**Azxaabta ra, yigiinu waa noo *muhiim**F. C. Un**Male*
12/12/2019

*saadaali adna wixii kula quman*
*Azxaabta ra, yigiinu waa noo *muhiim*

*F. C. Un*
*Male*

14/10/2019

Dhamaan asxaabta waxaan soo wadnaa barnaamijiyo aan kuxoojinsyno page kan kuwaaso u codeyn doontan barnaamijyada muhiimka ah

1 su'aalo iyo tariikhada ciyartoyda teamka

2 su'aalo iyo war galin kuwa caalamka khasatan EPL

3 falanqayn kooxa ah mmg ee hada iyo kuwii h**e burburay

Waxaan inaga codsanaynaa namberka uu dookhadu yahay in aad noogu reebto comentiga
Naguna caawiya like taa thanks

Asxaabta teamka iyo faanska kaba Waxaa meshan kusooqorno waa xogta rasmiga ah ee teamka marka waxan inag codsanaynaa in ...
13/10/2019

Asxaabta teamka iyo faanska kaba
Waxaa meshan kusooqorno waa xogta rasmiga ah ee teamka marka waxan inag codsanaynaa in aad like iyo comantiga naga caawisan
Lacag iniguma fadhido like waa bilaash ee iska daaya xasid nimada

07/10/2019

War warka teamka

Ciyaar qurux badan oo dhaxmartay kooxax fc universal vs walic oo kusoo dhamaatay barbaro 1:1
Taaso ay muujiyee ciyartoyda teamka daacadnimada teamka

Dag Dag teamka fc Fc, universalFc, universal universal oo kulan adag kula balansan maanta kooxda fc wilic iyo waliba gar...
07/10/2019

Dag Dag teamka fc Fc, universalFc, universal universal oo kulan adag kula balansan maanta kooxda fc wilic iyo waliba garoonkeeda waan ciyaar lagu ogoon karo awooda sandkan ee teamka,
Waan koox awood ahaa kusoo dhow koox fc uni
Oo wakhti xaadirkan ah kooxax oc oogu tunway
Waxaan dhamaan dhalinta teamka lafarayaa in aay siwayn oogu diyar garooban kulankaas adag ee maanta
Waxaan rajaynayaa in aan guul gaadhno

01/10/2019

Dag dag teamkoo almiito kuleh garonka kooxda
Waxaa logabahanyahay qof walba inuu time ilaaliyo

26/09/2019

Dag dag teamka fc u oo manta kubalansan kul amiito garoonka uptun prakc

24/09/2019

Maanta iyo ciyaar dhaxmari doonta labada kooxood universal f. C iyo fly igalis ciyaartaas oo ka dhacaysa garoonka wayn ee universal f. C saacadu markay tahay 10:45 daawasho wacan fans fc male.

Address

Dire Dawa
Addis Ababa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when F.C Universal team posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share