Sacad cadosh

Sacad cadosh USD hadda waxay leedahay tayo sare
indho sarcaadnimo oo ay gaaraan dhagaystayaasha Caalamka. Waxaa
waxaa laga sii daayaa SW, MW FM iyo Live Streaming
Idaac

Ururka somalida dire dawe

22/12/2025
Manta Waxaan ka votey qabalaha gobley ee dagmada shinile ee gobalka  sitti ee coodkeyga ka  siiyey xisbiga barwaqo guul ...
30/09/2021

Manta Waxaan ka votey qabalaha gobley ee dagmada shinile ee gobalka sitti ee coodkeyga ka siiyey xisbiga barwaqo guul waye viva gobley xisbiga barwaqo

Maxad cusub UEFA champion League?????
26/08/2021

Maxad cusub UEFA champion League?????

Chelsea champion wooooooooooooooooooow ๐Ÿ‘Œ๐Ÿ‘Œ๐Ÿ‘Œ๐Ÿ‘Œ๐Ÿ‘Œ๐Ÿ‘Œ๐Ÿ‘Œ๐Ÿ‘Œ๐Ÿ‘Œ๐Ÿ‘Œ๐Ÿ‘Œ๐Ÿ‘Œ
29/05/2021

Chelsea champion wooooooooooooooooooow ๐Ÿ‘Œ๐Ÿ‘Œ๐Ÿ‘Œ๐Ÿ‘Œ๐Ÿ‘Œ๐Ÿ‘Œ๐Ÿ‘Œ๐Ÿ‘Œ๐Ÿ‘Œ๐Ÿ‘Œ๐Ÿ‘Œ๐Ÿ‘Œ

Ilaahayoow Waxaan Kaa magan galay Jaajusnimo iyo in Qof Muslim Ah Oo wallkay Ah Si Wax Loogu Hello Loogu Shaqo Tago War ...
19/05/2021

Ilaahayoow Waxaan Kaa magan galay Jaajusnimo iyo in Qof Muslim Ah Oo wallkay Ah Si Wax Loogu Hello Loogu Shaqo Tago

War Ragoow La Idinma Moogee Dakana Yaraysta Ragbaa 3 Sano Reerahoodi Iyo guryahoodi Iyo ubadkoodi Iyo Dalkoodiba Oga Cararay Dakano Ay galeen iyo inay Isku hilmaameen maalmihii dhalanteedka Ahaa Ee Ay Xukunka Joogeen Ee

Messhan Mari maysid Iyo mudan maysid midna Lama
dhoho Waxaan Ogahay inaan Bari la Iska Yeelayn Waxaad maanta Samayso

แ‰ แ‹“แ‹ญแŠ–แ‰ฝแ‹Ž แŠจแŠแ‰ตแ‹Ž แ‹ซแˆˆแ‹แŠ• แ‰ฅแ‰ป แˆ›แ‹จแ‰ต แ‹ญแ‰ฝแˆ‹แˆ‰ แฃ แŒแŠ• แ‰ แŠ แ‹•แˆแˆฎแ‹Ž แ‹แˆตแŒฅ แˆแˆ‰แŠ•แˆ แАแŒˆแˆญ แˆ›แ‹จแ‰ต แ‹ญแ‰ฝแˆ‹แˆ‰!.No need ruufiyaan hhhhhh Waxaad ku arki kartaa oo keliya...
07/05/2021

แ‰ แ‹“แ‹ญแŠ–แ‰ฝแ‹Ž แŠจแŠแ‰ตแ‹Ž แ‹ซแˆˆแ‹แŠ• แ‰ฅแ‰ป แˆ›แ‹จแ‰ต แ‹ญแ‰ฝแˆ‹แˆ‰ แฃ แŒแŠ• แ‰ แŠ แ‹•แˆแˆฎแ‹Ž แ‹แˆตแŒฅ แˆแˆ‰แŠ•แˆ แАแŒˆแˆญ แˆ›แ‹จแ‰ต แ‹ญแ‰ฝแˆ‹แˆ‰!.
No need ruufiyaan hhhhhh

Waxaad ku arki kartaa oo keliya waxa hortaada ku jira indhahaaga, laakiin wax walba oo maskaxdaada ku jira waad arki kartaa!.

Ninkii Timir abuuriyo
Ninkii Tiin Tallaaba
Taariikhdu way Xuusi

Haaben wanagson!!!!
Kante the best paloandor

PSG Iyo Chelsea Oo U Gudbay Semi-finalka Iyagoo Laga Badiyey, Munich Oo Fursadaheedii Iska Khasaarisay & Rikoodh Laga Ja...
13/04/2021

PSG Iyo Chelsea Oo U Gudbay Semi-finalka Iyagoo Laga Badiyey, Munich Oo Fursadaheedii Iska Khasaarisay & Rikoodh Laga Jabiyey Blues

April 14, 2021

Kooxda kubadda cagta Chelsea iyo PSG ayaa u gudbtay semi-finalka tartanka Champions League, kaddib kulamo adkaa oo labadoodba laga badiyey.

Chelsea ayaa guul-darro 1-0 ah kala kulantay kooxda reer Portugal ee FC Porto, laakiin kulankii h**e oo ay Blues ku badisay 2-0 ayaa ka caawisay in ay iska xaadiriyaan semi-finalka.

PSG ayaa iyaduna kusoo baxday celceliska goolashii ay ku dhalisay ciyaartii lugtii h**e, waxaanay usoo gudubtay semi-finalka sannadkii labaad oo xidhiidh ah, iyadoo reebtay kooxdii koobka ka qaadday sannadkii h**e.

Kooxda reer France ayaa lagaga badiyey 1-0 kulan uu fursado badan khasaariyey Neymar, sidoo kalena ay Bayern iska lumisay fursado badan dhamaadkii ciyaarta, waxaana natiijada labada kooxood ee cel-celiska labada kulan ay ku dhamaadeen 3-3, hase yeeshee PSG oo garoonka martida kusoo dhalisay saddex gool ayaa u gudubtay wareegga xiga.

Blues ayaa shaqada ugu badan sii qabsatay lugtii h**e oo ay 2-0 ku badisay, waxaana ay ciyaartan kaliya u baahnayd in ay goolkeeda ilaashato, amaba aan laga dhalinin wax ka badan hal gool.

Ben Chilwell iyo Mason Mount ayaa goolasha u dhaliyey ciyaartii h**e, waxaanay sii sugaysaa oo ay semi-finalka la ciyaari doontaa Real Madrid iyo Liverpool midkooda soo gudba habeen dambe.

Chelsea ayaa xilli ciyaareedkan wacdaro ka dhigaysay tartanka Champions League, iyagoo aan halmarna laga badinin, waxaana sagaalkii ciyaarood ee h**e ay soo badiyeen toddoba ka mid ah, labada kalena waxay soo galeen barbarro.

In laga badiyo kulan Champions League ah, waxa ugu dambaysay Xilli ciyaareedkii 2017-18 oo ay Liverpool ku garaacday, waxaana 11kii ciyaarood ee ugu dambeeyey ee wareegyada isreeb-reebka ee lugta h**e ay soo badiyeen ay wareegga xiga u gudbeen siddeed ka mid ah.

Tababare Thomas Tuchel ayaa ciyaartan kusoo bilaabay xiddigo khibrad u leh tartankan, sida Thiago Silva oo uu kusoo celiyey safkiisa difaaca, halka uu afka h**ena dhigay Pulisic iyo Kai Havertz oo uu kaalmaynayey Mason Mount oo ahaa laacibkii goolka quruxda badan hoggaanka ugu dhiibay ciyaartii h**e.

Ciyaartan oo qaybteedii h**e ay firfircooni badan lahayd FC Porto ayaa waxay Chelsea heshay laba fursadood oo ay ugu dhowaatay in ay gool dhaliso, hase yeeshee waxay kusoo kala baxeen barbarro goolal laโ€™aan ah.
Qaybtii dambe ayay Chelsea maamulka ciyaarta daadihinaysay, waxaana kubbad ay wada daadihinayeen Nโ€™Golo Kante iyo Mount ay mar kale ugu dhowaadeen in ay gool u beddelaan, ka hor intii aanay fursad kale oo loo qaatay in ay gool tahay aanu helin Mount, taas oo iyadana ay lumiyeen.

Waqtigii dheeraadka ahaa ee lagu daray ciyaarta ayay FC Porto heshay gool uu u saxeexay laacibkooda ganaaxa kasoo noqday ee Taremi, waxaanay ciyaartoodu kusoo dhamaatay 1-0, laakiin celceliska labada lugood ayaa ka dhigan in Chelsea ay kusoo baxday 2-1.

Rikoodhkii guul-darro laโ€™aanta Chelsea ee Champions League ee xilli ciyaareedkan ayaa waxa uu kusoo dhamaaday Porto oo goolka ay waqtigii dhamaadka ka dhalisay uu soo afjaray rikoodhkaas.

Dhinaca kale, PSG ayaa usoo gudubtay wareegga semi-finalka inkasta oo ay Bayern Munich kaga badisay 2-1.
Labada kooxood ayaa helay fursado badan oo goolal loo qaatay, waxaana ku badnayd PSG oo afar fursadood oo dhamaantood goolal loo qaatay uu lumiyey Neymar Jr.
Xiddiga reer Brazil ayaa laba jeer birta ka jaray kubadda, waxaana uu sidoo kale goolhayuhu ka qabtay kubbad kale, ka hor intii aanu lugta la seegin kubbad uu goolka u hor-dhigay Angel di Maria.

Neymar ayaa sidoo kale dhamaadkii khasaariyey fursad dahabi ah markaas oo kubbad uu la dhex-orday difaaca Munich laga gujiyey.

Kylian Mbappe ayaa gool u dhaliyey PSG, laakiin markii uu bilaabay dabbaal-degga waxa uu arkay calanka oo ka taagan dhinaca.
Bayern Munich ayaa iyaduna goolkeeda heshay qaybta h**e, waxaana madax ugu dhaliyey Eric Maxim Choupo-Moting.
Leroy Sane ayaa fursado caddaan ah ka lumiyey Bayern Munich, waxaana middii halista ahayd ay ahayd dhamaadkii isagoo kubbad uu u dhiibi karayay saaxiibkii oo cidlo taagnaa xerada ganaaxa dhexdeeda uu goโ€™aansaday in uu isagu goolka ku toogto.
Ciyaartan ayaa kusoo dhamaatay 1-0 ay guushu ku raacday Bayern Munich, waxaanay celceliska labada lugood ay noqotay 3-3, hase yeeshee PSG ayaa soo gudubtay maadaama ay saddex gool kusoo dhalisay garoonka Bayern.

PSG ayaa semi-finalka la ciyaari doonta Manchester City iyo Borussia Dortmund midkooda soo gudba habeen dambe.

Old war is an argument. Bail is set in large quantities. High repression is half the punishment. The tongue is hardened ...
09/04/2021

Old war is an argument. Bail is set in large quantities. High repression is half the punishment. The tongue is hardened before it can overpower you.

DEG-DEG: Real Madrid Vs Liverpool & Isku Aadka 8 Dhamaadka & Semi-final-ka Champions League Oo La Soo Saaray.๏€— March 19,...
19/03/2021

DEG-DEG: Real Madrid Vs Liverpool & Isku Aadka 8 Dhamaadka & Semi-final-ka Champions League Oo La Soo Saaray.

๏€— March 19, 2021 ๏€‡

Waxa si Rasmi ah loo sameeyay isku aadka wareega 8 dhamaadka champions League xilli ciyaareedkan kadib markii la soo afjaray wareega 16-ka champions League.

Isku aadka ayay ka soo bexeen kulamo xiiso leh waliba si weyn loo sugi doon ciyaarista kulamadaas marka la gaadho wakhtigeeda.
Lugta 1-aad ee 8 dhamaadka ayaa la ciyaari donaa 6 bisha April iyo 7 bisha April ee soo socota halka lugta 2-aad la ciyaari doono lugta 2-aad 13 iyo 14 bisha April.

Sidoo kale waxa la sameeyay isku aadka Semi-final-ka waxana la ciyaari doonaa lugta 1-aad 27 Iyo 28 bisha April halka lugta 2-aad la ciyaari doono 4 iyo 5 bisha May.

Ugu dambayn Final-ka tartanka Champions League ayaa la ciyaari doonaa 29 bisha May kulan ka dhici doona garoonka Istanbul ee caanka ah ee Ataturk Stadium.
Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Isku

Aadka wareega 8 Dhamaadka champions League:

Man City Vs Bourssia Dortmund
Fc Porto Vs Chelsea
Bayern Munich Vs PSG
Real Madrid Vs Liverpool

Waxa sidoo kale la sameeyay isku aadka wareega Semi-final-ka tartanka:

Bayern Munich Vs PSG/ Man City Vs Borussia Dortmund

Real Madrid Vs Liverpool/ Fc Porto Vs Chelsea.

Address

Dire Dawa City
Addis Ababa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sacad cadosh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sacad cadosh:

Share