Apdi Najiib mohamed

Call Contact the business
Happy birthday dafaca ugu fican premier league lichaaa dhalasho wacan🔴🔴♥️
18/01/2023

Happy birthday dafaca ugu fican premier league lichaaa dhalasho wacan🔴🔴♥️

Marka an arkay shaxda awooda badan ey kuso gashay real madrid ✅Markan arkay Velvarde waxa laga filan karo kulankan ✅Mark...
16/01/2023

Marka an arkay shaxda awooda badan ey kuso gashay real madrid ✅

Markan arkay Velvarde waxa laga filan karo kulankan ✅

Markan arkay real madrid werarkeda adeyga ah ✅

Markan kaashaday khabiir nimadeyda waxa iso baxday iney nagu adkeyn donan oo 5 - 1 kaliya an uga badineyno 🤚🏻

Barca fansow ragan wey adag yihin 5 ka badan umaley mayo inan ka dhalin karno 😰

Gavi___🔥💪
15/01/2023

Gavi___🔥💪

Sawirada ciyaryahanada Barcelona oo ku guleystey super cup the Spain 2023
15/01/2023

Sawirada ciyaryahanada Barcelona oo ku guleystey super cup the Spain 2023

Tani waxay ka turjumaysaa  fac waynida sportiga magaalada nusdariiq   laga  bilaabo 2002 ilaa 2023  waxaa nusdariiq kaji...
10/01/2023

Tani waxay ka turjumaysaa fac waynida sportiga magaalada nusdariiq laga bilaabo 2002 ilaa 2023 waxaa nusdariiq kajiray kooxo dhisan tiro ahaan ka dhisan tayo ahaana ka dhisan lkn laga duud siyay xaqii ayku lahaayen maamulada kajira deegaanka somalida taaso waxqabadka deegaan kuyahay bar garsho ama eex NUSDARIIQ dhalinta nusdariiq waxaa looga baahan yahay isku duub naan iyo midow si ay iyagu isugu filnaadaan ooay baahiyahooda udaboolan hadii lagabay kaalin tii dawladnimo D/MARSIN haddii dan lagaleeyahay dhalinta nusdariiq waa in si aysan kujirin qabyaalad iyo ina adeer wax loogu qabto haddii kale laga daayo hagar daamada oo dhinac laga maro INTAASI WAA IGA TALO IYO TUSAALE

03/12/2022

Address

NUSDARIIQ
Jiga
1

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 10:30 - 09:20
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+251903164166

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Apdi Najiib mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Apdi Najiib mohamed:

Shortcuts

Share