10/04/2020
Alxm Wxaaa fooda ingu Soo haysaaa bishi barakaysnayd eee remadaaan Alla ayaan ka baryeynaa inuu Ina gaadhsiyo insha Alla hdapa wxaan dhamn cidkasta oo wx uun nasookala gadheen ama iga tabanaysa ka codsanaynaaa inay I cafiyaan insha Alla anigana dhmntin cafis iyo musaamax ayaa iga tihiin Alla ahyaaan toosnanta ka baryayna insha Alla 🤝🤝🤝🤝🤝