ABDI

ABDI Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ABDI, Recycling Center, .

Isbeddel maamul oo ka dhaca Tuli Guleed (dagmada Tuli Guleed) badanaa wuxuu ka mid noqon karaa arrimaha soo socda:1️⃣ Is...
21/02/2026

Isbeddel maamul oo ka dhaca Tuli Guleed (dagmada Tuli Guleed) badanaa wuxuu ka mid noqon karaa arrimaha soo socda:
1️⃣ Isbeddel Hoggaan
Magacaabid ama xil ka qaadis guddoomiye dagmo
Isbeddel ku yimaada ku-xigeennada iyo madaxda waaxyaha
2️⃣ Dib-u-habayn Maamul
Qorshe cusub oo horumarineed
Xoojinta amniga iyo wada shaqaynta shacabka iyo ciidanka
Hufnaan iyo isla xisaabtan badan
3️⃣ Saameynta Bulshada
Haddii si wanaagsan loo maareeyo → horumar, adeegyo fiican, midnimo

Sheekadu Halkaas markay Gaadho Mijintada la qaata xagaa iyo Reerihii ba layara booqda🤣Anu Ceelbaxay ban usii baxe salama...
26/04/2025

Sheekadu Halkaas markay Gaadho Mijintada la qaata xagaa iyo Reerihii ba layara booqda🤣
Anu Ceelbaxay ban usii baxe salama Hadaan hadlana Sida Lowska iyo Tiinka fa'idooyinka laga helo unbaan ka hadli wax kale iguma ogidin🤣'

Xuska Sanad-guurada 34-aad ee kasoo wareegtay aas-aaska Ciidanka Booliska Deegaanka Soomaalida ayaa maanta si weyn looga...
26/04/2025

Xuska Sanad-guurada 34-aad ee kasoo wareegtay aas-aaska Ciidanka Booliska Deegaanka Soomaalida ayaa maanta si weyn looga xusayaa magaalada Jigjiga, caasimadda deegaanka.

Munaasabadda xuska Ciidanka Booliska oo ka qabsoontay Madasha Kulamada ee Kuliyadda Maaraynta Adeegga Shacabka ayaa waxaa ka soo qayb galay Wasiirka Xafiiska Madaxwaynaha ahna ku-simaha Madaxweynaha, Mudane Xuseen Xaashi Qaasim; Hoggaanka Nabadgelyada DDS, Mudane Cabdqaadir Rashiid Ducaale; Taliyaha Guud ee Booliska DDS, Sareeye Guuto Cabdi Cali Siyaad; Wasiiro,saraakiisha Booliska DDS iyo marti-sharaf kala duwan.

Faraxyadii meeshaan waaku jabeen😭😂😂
26/04/2025

Faraxyadii meeshaan waaku jabeen😭😂😂

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ABDI posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Business?

Share