Sonolayta Tarikhda somalida

Sonolayta Tarikhda somalida Ha isku cayin Rux kale

17/04/2021

Saldanada Galadi (Af-Carabi: ‎سلطنة غلدي‎; Af-Ingiriis: Geledi Sultanate) waa boqotooyo Soomaaliyeed oo Talin jirtay geeska afrika Dabayaqadii Qarnigii !7aad ilaa iyo bilowgii Qarnigii 19aad. Waxaana xukunka heystay goobroon.

Saldanada Geledi waxaa aasaasay Suldaan Ibraahim Adeer kadib markuu ka guuleystay dowladii ajuuraan, waxuuna dhisay qasrigii goobroon. Saldanadu waxey gaartay heerki ugu sareysay xilliyadii Suldaan Yuusuf Maxmuud markuu kaguuleystay jameecadii baardheere, iyo xiligii Suldaan Axmed Yuusuf, Bartamihii qarnigii 19aad Saldanadda Geledi waxey gaartay heerki ugu sareysay kadib markey hantiyeen ganacsigii iyo siyaasaddii dhulka Banaadir iyo inta u dhexeysay labada wabi juba iyo shabeele waxaana u suura gashay in ay canshuur ka qaadaan Safarada, iyagoo ka faa’ideysanaya jidadka geediga safarrada ay maraan kuwaas oo xiriirinayey magaalooyinka xeebaha ku yaal iyo miyiga fog oo dhamaantood ku kulmi jiray magaalada Afgooye.

By walal

Address

Jijiga

Telephone

+251922100140

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sonolayta Tarikhda somalida posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share