Gobjet Printing & Advertising

Gobjet Printing & Advertising Gob-Advertising and printing is a highly skilled Advertising company that aims to supply the increas

Geed Beer O barbari Wa shirkada Gobjet Printing And Advertising o idinleh Qorsho Midho Dhalay alle ha ka dhigo.
04/12/2021

Geed Beer O barbari Wa shirkada Gobjet Printing And Advertising o idinleh Qorsho Midho Dhalay alle ha ka dhigo.

01/12/2021

Gobjet waxay ku haysaa Adeeg Hufan iyo qiimo Ku rali galiya,

09/11/2021

Shirkada Daabacadda iyo xaysiiska ee Gobjet waxay ku haysaa Agab casri ah o lagugu Daabacayo Qimo Ku rali galiya

Caawa wa habeen Jumcaha Bisha Barakaysan ee Ramadana 18 marayso Macaamisha sharaftaleh ee Gobjet  waxaan idinlenahay Jum...
29/04/2021

Caawa wa habeen Jumcaha Bisha Barakaysan ee Ramadana 18 marayso Macaamisha sharaftaleh ee Gobjet waxaan idinlenahay Jumca Mubarak hana laga faa idaysto Acmaasha Bisha barakaysan ee aan sii dhax socono alle hanaga dhigo Kuwii Naarta laga xoreeyo sonkoodana Danbi dhaaf ku hela Aakin,

Jumco mubarak dhaman Macamiisha sharftaleh, -
22/01/2021

Jumco mubarak dhaman Macamiisha sharftaleh,

-

Gobjet waxay kugu bishaaraynaysa in ay ku hayso adeeg tayo leh o daabacadeed iyo waliba Delivery mel walba o aad jogto o...
19/01/2021

Gobjet waxay kugu bishaaraynaysa in ay ku hayso adeeg tayo leh o daabacadeed iyo waliba Delivery mel walba o aad jogto o ay ku samaynayso Gobjet,

Jamco Wanagsan Dhaman Musliminta Gar ahaan Macamisha Gob-Jet,
31/12/2020

Jamco Wanagsan Dhaman Musliminta Gar ahaan Macamisha Gob-Jet,

GOB-JET Adeeg yada an bixino:✅ Daabacada funaanadaha iyo koofiyadaha✅ Daabacaadda Kobabka✅ Kaararka Arooska✅ Magazine iy...
20/12/2020

GOB-JET Adeeg yada an bixino:

✅ Daabacada funaanadaha iyo koofiyadaha
✅ Daabacaadda Kobabka
✅ Kaararka Arooska
✅ Magazine iyo shanbadaha
✅ Kaararka Ganacsiga iyo Rasiidyada
✅ Banner iyo istiikarka
✅ Calaamadeynta Gawaarida
▪️ Summada shirkadeed oo dhammaystiran iyo kuwo kaloo badan

3D YADA IYO DHARKA AROOSYADA O AAN BUFINO SIDA GO,YAASGA SARIIRAHA IYO HARQADAHA,

MAHADSANIDIIN,

Jumca wanagsan Dhaman Macaamisha Gob-Jet iyo dhaman umada muslimiinta ah melwalba o aad jogtaan,
17/12/2020

Jumca wanagsan Dhaman Macaamisha Gob-Jet iyo dhaman umada muslimiinta ah melwalba o aad jogtaan,

Halkan Nagala Soco Ama naga so wac Telefanadaas,091000888009144487000914449700WAXAAN KUSIINEYNAA ADEEGYO BAAXAD LEH TAYO...
05/12/2020

Halkan Nagala Soco Ama naga so wac Telefanadaas,

0910008880
0914448700
0914449700

WAXAAN KUSIINEYNAA ADEEGYO BAAXAD LEH TAYO LEH,

Meheraddaadu aad ayey muhiim ugu tahay inaad ku tiirsanaato naqshadeynta iyo xaysiiska bilowga. Haddii aad raadineysid inaad kobciso badeecada ama suuqa mehradada ama aad xayeysiiso adeegyada aad hayso, waxaan kaa caawin karnaa inaad qaabeyso qaab-dhismeedka Advertisingka oo farriintaada ugudbinaya Macaamiishada,

Dalbo Dalabkan Adiga o ku helaya qiimo Kurali galiya Macaamil,

Advertising
3D Boards
Business Card
T-shirt and Cups
Banners
Stamps
Office tags
Poster's
Book and Publications
Tire Covers
Sticker
Iyo wixii ku saabsan Daabacad sida Dharka sariiraha go,yaasha Barkimaha IWM,

Waxaad ka helaysaa Madbacada Daabacada Gob-Jet A

Gob-Jet Advertising and Printing waxay ku haysaa Daabacada Dharka Sariraha Barkimaha iyo qurxinta Guriga Jifka ah,Ka dal...
26/11/2020

Gob-Jet Advertising and Printing waxay ku haysaa Daabacada Dharka Sariraha Barkimaha iyo qurxinta Guriga Jifka ah,

Ka dalbo o dalbkaada kuhel deg deg adiga o jooga Gurigaada,

,

Gob-Jet ka daabaco Funanadaha iyo dharka sportiga,
26/11/2020

Gob-Jet ka daabaco Funanadaha iyo dharka sportiga,

Address

Hidig Hotel
Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gobjet Printing & Advertising posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Gobjet Printing & Advertising:

Share