24/04/2020
!
-------------------------------------------------------------------
Maxaad ka ogtahay (Hiil Service)?
, waa adeeg kaa haqabtiri doona adeegyo badan oo aad u baahan tahay kuwaasi oo iyo badan'ba kaaga bixi jirtay raadintooda sidaasdarteed, ayaa waxa uu isku taagay in uu kaa haqabtiro adeegyada kala ah;
1. .
Waa adeegg kuu sahli doona in aad si fudud bartan uga heshid , iyaga oo aad kala socon doontid qiimaha lagu ama u iyo waliba oo ku .
Sidoo kale, ama waxa uu soo booqan doonaa boggan ama waxa uu la xidhiidhi doonaa adeeg bixiyayaasha kuwaasi oo u carbisan sida loo caawiyo iyo sida xogta looga qaado kireeyaha guriga ama meheradaba.
Adeegga kirayntu waxa uu ka kooban yahay
-Kiraynta la **o.
-Kiraynta .
-Kiraynta .
2. iyo ah.
Si fudud ayaa halkan laguugu soo galin doonaa jagada iibka ah ama guriga iibka ah adiga oo halkan ka helaya macluumaadka kala ah; ama meesha uu ku yaalo, , , iyo waliba jagada ama guriga.
3. ama .
Adeegyada Hagaajinta ama Rakibaada Alaabta Guryaha waxa ka mid ah;
-Rikibida qoysaska caruuska ah iyo qoysaska kaleba
-Rikibida ama isku xidhida .
-Rikibida ga.
-Rikibida (TV).
- -ta (TV).
- ( TV).
- .
4. (Sii qabashada Hoteelada).
Adiga oo magaalo fog ka imanaya in uu si fudud kuugu sii qabto Hotelada ugu waawayn magaalada ee aad rabto in aad seexatid habeenkii.
5. Ku xayaysiinta xayaysiisyada ama wacyi galinaha u baahan in ay gaadhaan shacab fara badan oo ku xidhan bogga .
waa adeeg hufan oo deg leh!
Haddii aad tahay Farsamo yaqaan aadna u yaqaana farsamooyinka hoos ku cadd;
-Hagaajinta ka(Tv-ga)
-Hagaajinta TV-ga
-Rikibaada
-Iyo waxyaalo kale oo u baahan farsamo.
Fadlan nala soo xidhiidh adiga oo fiirinaya ciwaanada hoos ku qoran.
, waxa aan ugu baaqaynaa bulsho waynta ku dhaqan magaalada iyo nawaaxigeeda in aan u soo wadno adeegyadan iyo adeegyo kale oo ay socdaan hawlgalkoodu sidaasdarteed wixii macluumaad intaas dheer waxa aad la xidhiidhi kartaan lambarada hoos ku cad;
0915 22 44 11/0984034599
Sidoo kale waxa aad fariimaha noogu reebi kartaa ama su'aalaha aad qabtaan ka 0915 22 44 11.
!