05/01/2023
"Waa markii iigu h**eysay ee aan arko Kabcada lana kulmo degenaasho" Sonny Bill Williams.
Feeryahanka ree New Zealand, Sonny Bill Williams ayaa sheegay inuu markii h**e khamrida cabi jirey, gabdhaha daba ordi jirey balse uu intaasba ka helin wax raaxo ah, "faaruqnimo wax aan ka ahayn k**a helin ayuu yidhi Sonny Bill"
Wuxuu intaasi raaciyay inuu dareemay iney naftiisa wax ka maqan yihiin "waliba wixii ay naftiisu rabtey iney ka maqan yihiin" wuxuuse xusey inuu ugu dambeyn helay wixii ka maqnaa "waxaan helay Allah, waxaan helay Islaamka" ayuu Sonny Bill Williams hadalkiisa kusoo koobay.