Abdimajidsheekh

Abdimajidsheekh Page kan waxaan ku soo gudbin Doonaa Casharo la xidhidha Technology Yada iyo wax Yaabo Kale oo ku xiisa geliya Fadlan Nagu soo biir

Cristiano Ronaldo 🗣️: “I am not here for a vacation. As I told you, before was good, winning important things and I wore...
12/09/2021

Cristiano Ronaldo 🗣️: “I am not here for a vacation. As I told you, before was good, winning important things and I wore the shirt before many years ago, but I am here to win again."

"I am capable, me and my team-mates. I am ready to go, I am ready to go. It is a good chance for me, for the supporters, for the club, to get one step ahead. I am ready and I think I will be a huge thing in the next three or four years."

"So glad, so happy to be back — I never thought I would be back again, but I'm so proud, I'm so excited and I'm looking forward to starting in the best way. I'm happy, my family is happy, my kids... everybody is happy."

"We have good memories but this is [a] new time, new generation and I'm here to win again."

"The new players, the new lads, the young lads... I think they have huge potential. I'm here again to win, to make history."

"People speak about the age but they should know I'm different. I am different. I'm different than the rest of the people. I show off all the time year by year and this year will be the same."

Cristiano Ronaldo on his Manchester United debut against Bolton: "I was so nervous. I didn't expect to play because when I signed for Manchester I thought I would be back to Portugal for one more year. Sir Alex Ferguson said 'No, no, you're going to stay here'."

"Of course I will be nervous on Saturday but I'm more mature, more experienced. I will be prepared. I'm going to make pressure to Ole now to start in the 11! So I'm ready."

"I'm here to make history and put United where they deserve to be."

Cristiano Ronaldo on his celebration: "For sure I will do that."

12/11/2020

Taxanaha Caafimaadka

1. Caanaha hooyada waxaa ku jirta maado ka hortagta xasaasiyada sidaa darteed hooyo ku dadaal nuujinta caruurta sababtoo ah caruurta aan la nuujin waa kuwa ugu badan xasaasiyadu si sahal ah ugu dhacdo

2. Toonta waxaa ku jirta maado siyaadisa caanaha hooyada. Hadii hooyadu dareento in naaskeedu gurayo ama uusan lahayn caano ku filan dhalaankeeda waxaa qasab ah in hooyadu isticmaasho toon madama toontu naaska ka ilaaliso inuu g**o

3. Caanaha lo'da waxay u fiican yihiin hooyada iyo dhalaankaba. Caruurta in si toos ah loo siiyo caanaha lo'da waxaa caafimaar ahaan ka wnaaagsan in naaska hooyada loo soo marsiiyo. Sidaa darteed waxaa muhim ah in marka h**e hooyadu cabto caanaha lo'da kadibna ay nuujiso dhalaanka

4. Nuujinta iyo oohinta waxaa ka dhaxeeya xiriir. Sida daraasado badan lagu xaqiijiyay cunugba cunuga uu ka nuujin badan wuu ka oohin badan yahay sababtoo ah nuujinta badan waxay cunuga jeclaysiisaa in marka kasta hooyadu hayso halka cunuga nuujintiisu yar tahay uusan u baahan hooyadu inay hayso

5. Mooska, Babaayga, Avokaadhada iyo Cambaha waxaa ku jirta maado hooyadka ilaalisa xanuunka naasaha. Hooyooyinka dareema xanuunka naasaha ama in caanuhu ku xirmeen waxaa lagula taliyaa cunista afarta kor aan ku sheegnay sababto waxay naaska ka ilaalitaan in caanuhu ku xirmaan sidoo kale xanuunka naaska ayay hoos u dhigaan

Qodobkee Darenkaaga Si Gaar Ah Usoo Jiitay?

Akhrinta qoraalkan waad ku mahadsan tahay. Hadii aad garaysana way kasii fiican tahay, dhiiragalin ayay noo tahay, walaalaha kalana faaiido ayay u tahay.


Waahinsabriye

Waa sadex Gabdhood oo shiines Ah oo Dalka kuuriyada koonfureed u tegay in ay isku soo sameeyaan qaliin is qurxin ah, bal...
09/10/2020

Waa sadex Gabdhood oo shiines Ah oo Dalka kuuriyada koonfureed u tegay in ay isku soo sameeyaan qaliin is qurxin ah, balse markii ay qaliinka isku soo sameeyen lagu celshay garoonka. Loona diiday in ay dalkooda dib u galan maadaama aysan wejigoodu u ee keyn sawirada basaboorada ugu dhegan😁

Xigasho dr.salad

11/03/2020

Maansada dhabeel sheekh channel kalasoco

Xisaabta nolosha
27/01/2020

Xisaabta nolosha

Address

Jijiga

Telephone

+252633529599

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdimajidsheekh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share