06/10/2025
Shan Xanuun oo Nafsi ah oo dadka ku dhaca, Laga yaabaa inuu mid ku hayee waa kee?
كلينومينيا (Clinomania) -1
Inaad Aad iskaga jeclaato inaad gogoshaada ka kicin oo aad halkaa iska jiifto, Sabab la'aan.
متلازمة جوسكا (Jouska) -2
Waa isla sheekaysi Mala awaal ah, oo qofku sawiranayo Dhacdooyin iyo Dad Wahmiya.
الفيلوفوبيا (Philophobia) -3
Xidhiidh inaad samayso ama aad guursato, inaad saa'id uga Baqdid.
النيكتوفيليا (Nyctophilia)-4
Inaad Meelaha Mugdiga iyo Habeenkii Sabab la'aan iska jeclaato.
إكزولانسيس (Exulansis) -5
Inayna Xiiso kugu hayn inaad ka hadasho wax adiga ku khuseeya, ama inaad ka hadasho arrin taagan, Adoo iska aaminsan inayna jirin cid ku fahmaysaa. "
Fadlan follow garee pageka mahadsanid Wll♥️