13/09/2026
DAY 1 TRAINING ONLINE
Hoggaamiyeyaasha SuperLife,
Caawa waxaan si rasmi ah u guda-galnay ONLINE โ TRAINING, cawa waxaynu qadaynay tababar qiimo iyo aqoon badan leh. ๐๐ฅ
Hambalyo dhammaan Leaders-kii ka faaโiidaystay tababarka โ dadaalka iyo joogteyntu waa jidka horumarka.
*๐ฏ INTA MAANKU GAAJAYSAN YAHAY, GUULI WAA WELI*
Ha ka joogsan barashada, ha ka joogsan dadaalka, hana ka daalin horumarka.
SPEAKER TRAINING
AHMED BULSHO
LEADER RANK-SAPHHIRE
*SUPERLIFE IS SUPER โค๏ธ๐ค*
SuperLife World HQ