Sayniska bulshada

Sayniska bulshada Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sayniska bulshada, Recycling Center, Sayniska bulshada, Jijiga.

08/10/2025

maareeyaha warshada firaashyqdda magaalada jigjiga ee galabta gubatay oo noo waramay ayaa sheegay in..... see more

awaare zone of somali region of ethiopia
04/10/2025

awaare zone of somali region of ethiopia

Caasimada Gobolka Awaare. Magaalo xadaari ah, qabiil iyo qabyaalad aan lahayn ayunbaa wakhtigan adag dadka isku wadi kar...
03/10/2025

Caasimada Gobolka Awaare. Magaalo xadaari ah, qabiil iyo qabyaalad aan lahayn ayunbaa wakhtigan adag dadka isku wadi karto, taasina waa Awaare.wayna uqalantaa xarunta gobalka dayr ee jarar ka go ay

Abiye Ahmed: " Madaxwayne Mustafe maanta Laga bilaabo madaxwayne kaliya maaha....""Boqol sanno ee tagay Deeganka Soomali...
02/10/2025

Abiye Ahmed: " Madaxwayne Mustafe maanta Laga bilaabo madaxwayne kaliya maaha...."

"Boqol sanno ee tagay Deeganka Soomalida lama galin 10Bilyan Dolar hadii laysku daro. Waa dad Itoobiyan ah, ma aha bah-wadaag ayaan dhahnay."

"Mudane Mustafe maanta laga bilaabo ma aha kaliya madaxwaynaha Deeganka, waa ilaaliyaha dhaw ee lixda Mashruuc. Waxaa saarran masuuliyad kale oo ah ilaalinta hantidan, iyo inuu ka farxiyo Maalgashadayasha ina aaminay ee inoo yimid. "

Abiye Ahmed, oo sheegay in Madaxwayne Mustafe shaqadii h**e midkale logu darray- lagana sugayo inuu ilaaliyo hanti badan.

02/10/2025

Jumce Mubarak Maal Badan iyo Awlaad Baari ah Alaha Kugu irsaaqo Hada Soo Qorto SCW.

Nin Bajajle ah ayaa Ri'daa ka xadday agagaarka Ramaas. Dhalinyaro ayaa ka shakiday oo eryatay. Ilaa Axmed Gurey ayay baa...
02/10/2025

Nin Bajajle ah ayaa Ri'daa ka xadday agagaarka Ramaas. Dhalinyaro ayaa ka shakiday oo eryatay. Ilaa Axmed Gurey ayay baacsanayeen- ugu dembeyn darawalkii ayaa iskaga degay Bajajta oo cararay.
Hada Ri'dii iyo Bajajtiba xaafada 6aad ayaa la geeyay. Cidii ay ka maqan tahay ha tagto xaafada 6aad.

01/10/2025

Anteenada safaricom in deegaanka lawada gaadhsiiyo aadbaa loogu rayn lahaa.💯

01/10/2025

Deg Deg :- Hassan Ciraaqi oo hadda lagu wareejiyay deegaanka Soomaalida, waxaan u mahadcelinayaa dhammaan cid walba oo ka qayb qaadatay soo deynta sarkaalkaas, ugu horreynna Madaxweynaha deegaanka Soomaalida Mustafe Omer, waxgaradkii juhdiga badan geliyay, iyo General Gafaydhe oo ah Taliyaha Ciidanka deegaanka Soomaalida.

Ku mahadsanidiin dadaalkiinna aad ku bixiseen soo deynta Cornaylka

Address

Sayniska Bulshada
Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sayniska bulshada posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share