16/07/2025
Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Deegaanka Soomaalida ayaa sheegay in shirkii ganacsatada dalka ee uu Raysal Wasaaraha dalku hoggaaminayay iyo shirkii ganacsiga ee ka qabsoomay dalka Jabuuti guulihii uu Deegaanku ka soo hooyay ay ka mid yihiin 30 hiktar oo lagu wareejiyay Rugta Ganacsiga ee Deegaanka.