Accounting admin

Accounting admin Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Accounting admin, Business service, oldkent Road, London.

Xasan shiikh Maxamuud inuu xiligan khaldan uu C/ kariim guuleed oo aynu ognahay cadaawada uu uqabo SSC umagacaabo Ergey ...
02/04/2023

Xasan shiikh Maxamuud inuu xiligan khaldan uu C/ kariim guuleed oo aynu ognahay cadaawada uu uqabo SSC umagacaabo Ergey xaaraan ah oo lagu soo weeraro laguna lugooyo SSC, wax uu ugu yeedhay Ergey qabiilaysan oo eex iyo gurmad dagaal ah.

Waa sheekadii Ismaaciil Cumar Geele, Xasan Shiikh Maxamuud iyo Muuse Biixi ee horay ufashilantay inay wadahadal lugooyo ah kufuraan SSC oo ku marin habaabiyaan uguna hiiliyaan maamulka gooni goosatada ah ee Somaliland.

Markii taasi fashilantay oo lagu fahmey bay hada soo marayaan dariiq kale oo lagu lugoynayo SSC oo sadexdan nin heshiis kuyihiin oo ay rabaan inay ku lugooyaan SSC.

Qabyaalad iyo musuq maasuq bay shaqo kadhigteen Xasan shiikh Maxamuud iyo Ismaaciil Cumar Geele. Halka C/kariim guuleed yahay dadka u ololeeya Maamulka gooni goosadka ah ee Somaliland labaxay.

Labo beelood oo Waqooyiga Soomaaliya ku dagaalamaya inuu Xasan shiikh iyo C/kariim guuleed oo isku beel ahi usoo hiiliyaan beesha soo weerartay Laascaanood ee kasoo duushey Burco iyo Hargeysa, Dadka reer SSC iyo wallaalahood iyo inta caafimaadka qabta ee Soomaaliyeed mayeelayaan in lalugooyo oo ergey xaaraan ah lagu soo weeraro.

Address

Oldkent Road
London
SE1

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Accounting admin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share