Ahmed Sheikh

Website Contact the business

Ahmed Sheikh Thought Leader in Ethical Business, Islamic Finance & Economic Development. Addoon Alle
(2)

15/09/2026
Noloshu waxay ku dhisan tahay xiriirro, balse xiriirka ugu muhiimsan waa kan aad la leedahay Allah.Haddii xiriirkaas hag...
14/09/2026

Noloshu waxay ku dhisan tahay xiriirro, balse xiriirka ugu muhiimsan waa kan aad la leedahay Allah.

Haddii xiriirkaas hagaago, wax badan oo noloshaada ka mid ahi way hagaagaan; haddii uu daciifo, wax walbana si tartiib ah ayay isu daba maraan.

Hagaaji xiriirkaaga Allah, inta kalena u dhiib.

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicun Allaah naxariistii Jaano ha ka Waraabiyo Adeer Abdullahi Maxamuud Xaj oo galabta ku...
12/09/2026

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicun

Allaah naxariistii Jaano ha ka Waraabiyo Adeer Abdullahi Maxamuud Xaj oo galabta kugeeriyooday magaalada nairobi,

waxaana u tacsieyneynaa dammaan Ehelka, qoyska iyo Qaraabada uu marxuumku ka baxay waxaana urajeynaynaa in Samir Iyo iimaan Allaha ka siiyo Aamiin

09/09/2026
إنا لله وإنا إليه راجعون Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyskiisa, ehelkiisa, bahda Jaamacadda Jigjiga iyo guud ah...
01/09/2026

إنا لله وإنا إليه راجعون

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyskiisa, ehelkiisa, bahda Jaamacadda Jigjiga iyo guud ahaan shacabka Deegaanka Soomaalida ee uu kabaxay Allah ha u naxariisto Dr. C/Naasir Axmed, Madaxweynihii ugu horreeyay ee Jaamacadda Jigjiga, oo maanta ku geeriyooday dalka Hindiya

Alle ha u naxariisto, Jannatul Firdowsana haka waraabiyo. Ehelkiisana samir iyo iimaan haka siiyo.

Aamiin.

Tacsi Tiiraanyo LehInnaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan qoyskii, ehelk...
26/08/2026

Tacsi Tiiraanyo Leh

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan qoyskii, ehelkii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay Alle ha u naxariistee Xaaji Cabdifataax Muxumed Dowlow.

Waxaan Allah uga baryaynaa in uu u naxariisto, qabrigiisana u waasiciyo oo u nuuriyo, Jannatul Firdowsana kawaraabiyo.

23/08/2026

Happy weekend !

Address

Kilimani
00610

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Sheikh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ahmed Sheikh:

Shortcuts

Share