22/12/2015
Asc walalaheyga andiinta muslimkakuwalalownayow rag iyo dumarba waan idinsalamay khasatan kuwa pagekan frndis ankunahay sln kadib waxan donayaa in an pageka idinkusogudbiya haduu alle karalinoqda siiradii RASUULKENA MUHAMED (scw) ookoban intuu ilaheynagakarsiya haben walbana waxan sogudbin doona casharkusabsan suubanaheena ( scw) waxankasogurindonaa hadu alle idmo kitaabkasirada rasuulka (scw) oo ah khulasatu nuurulyaqiin ayadon casharkasta soo racin doona su'ala kooban cashirka anqadano kaasoologabahanyahey in aykajawaban walaheyga pagekan he/she marka lasocod wangansan waa inohabendanba tarikhda markeytahay 24/12/2015 waxan ALLAH weydisan in uu nagu anfaco idinkiyo anigaba asc