Gureey Marketing

Gureey Marketing Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gureey Marketing, Nairobi.

06/05/2022
02/05/2022

Waxaan ummadda Soomaaliyeed la wadaagayaa Hambalyada Ciidul fitriga, waxaan Allaah ka baryaynaa in uu naga aqbalo cibaadadii bisha soon qaad.

Fadliga iyo farxadda Ciidda awgeed waxaan ku baaqayaa in dadka Soomaaliyeed is cafiyaan, is caawiyaan, gaar ahaan la badiyo sadaqada iyo garab istaaga danyarta.

Ciid wanaagsan, sanadkan kiisa xiga nabad Allaha nagu gaarsiiyo.

Ciid mubarak jaalayaal .
02/05/2022

Ciid mubarak jaalayaal .

Style cusub
11/04/2022

Style cusub

10/04/2022

Halkan waa page aad ku xayeeysiisankarto ganacsigaaga nuuc walbo uu yahay , hadaba ha moogan hana ka maqnaan Gureey marketing .

16/05/2021

Subaxa wanaagsan dhamaan asxaabta ku xiran pageka meelkasta aad joogtaan .

Address

Nairobi

Telephone

+252615267431

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gureey Marketing posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share