DHARA MEDIA

DHARA MEDIA Ku Soodhawow Boraale tv marwo iyi mudane
Waxn idin haynaa wararka calamka iyi kuwa gudahaba Arimaha Bulshada Tafa tiran

FIQ
05/05/2026

FIQ

Dhuun Qabad  waa magac  Book  cajiib ka Tariikh Qoda dheer leh oo uu qoray Wiil dhalinyarda oo deeganka Soomalida ka soo...
05/05/2026

Dhuun Qabad waa magac Book cajiib ka Tariikh Qoda dheer leh oo uu qoray Wiil dhalinyarda oo deeganka Soomalida ka soo jeeda halgama Maxamed Marayare. Maskaxda Alla ha kuu Barakeeyo sxb Buugan waxa la soo Bahinaya
15my 2026 aan la moogaan waa muhiim in aad
Nagala soo qayb gasho sheer dhaha faafiya

24/04/2026

Maxad ku xasustaa hadii aad Rer DDs tahy??

Nin walalkii geed ugu jiraa geesi noqon waa
17/04/2026

Nin walalkii geed ugu jiraa geesi noqon waa

17/04/2026

Haday wilal gadooday gaaskagii jabiyeen Malisoow Garad xume
Waa maxay gar qabashudu

JIGJIGA.Waxaa la weeraray ganacsato badan oo kuwa Wankarada leh ahaa. Jibriga oo kaashanaya ciidamada Deeganka ayaa hant...
17/04/2026

JIGJIGA.
Waxaa la weeraray ganacsato badan oo kuwa Wankarada leh ahaa. Jibriga oo kaashanaya ciidamada Deeganka ayaa hantida dadwaynaha beegsaday. Meheradaha ayaa Ciidan lagu hor dhoobay, waxaana la galay bakhaaro Magaalada ah weeye. Moobelo, dhar iyo hanti kaloo taallay ayaa la gurtay.
Deeganada kale ma arkaysid meel Magaalo dhexded ciidan weeraro oo hanti taallay la warreego. Inta aan magaalada lasoo galin unbaa la eryada. Meel bakhaaro la boobo oo kale ma jirto.

Nin walalkii geed ugu jiraa geesi noqon waa CXDO Jwxo
17/04/2026

Nin walalkii geed ugu jiraa geesi noqon waa
CXDO Jwxo

Dhul Beereedka Dg Yaxoob ee  gobalka ERAR Toga wayn EeTakhate Nasiye ialahy waxa uu nagu ma naystay Xoollo Dabiici ah oo...
16/04/2026

Dhul Beereedka Dg Yaxoob ee gobalka ERAR Toga wayn EeTakhate Nasiye ialahy waxa uu nagu ma naystay Xoollo Dabiici ah oo aan Guuraynin aan barwaaqo gaarnee Dhulka Beerta
Calamku haduu Sidan ku sii socdo anagu wan isku filanahay

Address

Islii
Nairobi
GARISSA

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DHARA MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to DHARA MEDIA:

Share