Dulka halista

Dulka halista Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dulka halista, Business service, Cabdullahi, Nairobi.

wareegtada aduunkaawalbahaarka keentooWaqtigiyo Ayaamahaweey iyo Ax Iyo Aa’midna lagama waayeeDamaq iyo Waxyeeliyowax mi...
14/11/2023

wareegtada aduunkaa
walbahaarka keentoo
Waqtigiyo Ayaamaha
weey iyo Ax Iyo Aa’
midna lagama waayee
Damaq iyo Waxyeeliyo
wax miyey ku gaadheen?

Ruux ii werwerayoo
wadhidayda Neceb iyo
wadnihiyo inaad tahay
wadayaasha dhiigaba
waan kugu aqaanee
maxaa helay Wacaashii?

Wacadkiyo jacaylkiyo
kolley wada jirkeenii
Marna waabin mayside
Waraaqdiyo Dhambaalkii
Wakiilada Socdaaliyo
Ma la Waydey Weriyaha?

10/07/2023

Check out shifay's video.

08/04/2023

Özil : Benzema Number 9 ugu Fiican jiilkan Ayuu yidhi

Hadalka Özil Waxa uu u dhiganyahay Sidan.Benzema ayaa ka fiican marka la isku daro Haaland Mbappe iyo Lewandowski.

Ma la qabata Özil.

27/03/2023

Asxbta

Address

Cabdullahi
Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dulka halista posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share