Guled Omar Jirde

Guled Omar Jirde This is my official facebook bage Guled Omar Jirde.

30/09/2023

Subxanalah.

30/09/2023

Mansha Allah.

07/10/2022
07/10/2022
07/10/2022
20/09/2022

Seddexdaan wiil ee xiran tuutaha waa walaalo, waxaa lagu kala magacaabaa, Asad Ali Halane, Abdihakiin Ali Halane iyo Abdifitah Ali Halane , waxaana dhalay hal hooyo.

Waxa ay go'aan ku wada gaareen in ay kaalin ku lahaadaan xoreynta deegannada ay reerkoodu ka dagaan Galmudug, gaar ahaan Galguduud, sida Ceelbuur, Ceel-laheley, Ceel-garas, Ceel-qooxle, Xiindheere, Ceel-meygaag, Habaas weyne, Gog-Dhurwaa, Garabla, Cimadle iyo deegaanno kale oo badan.

Sida magacooda qeybtiisa dambe kaaaga muuqata, waa dhashii Generaal Maxamed Cabdulle Xalane oo ahaa geesi god u galay Calanka Soomaaliya, kaas oo loogu magac daray xirada Xalane.

Tani waxa ay ka dhigantahay in dhallinyarada Soomaaliyeed ay u kaceen xoreynta dalka, diyaarna u noqdeen in ay dhiiggooda u huraan, si jiilka ka dambeeya iyo carruurtoodaba ay nabad ugu noolaadaan.

Cali Aadan Muumin

Adres

Dukandreef
Nijmegen
5431ZE

Telefoon

+31685664096

Website

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Guled Omar Jirde nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Contact

Stuur een bericht naar Guled Omar Jirde:

Delen