AMDOS Branch

Call Contact the business

AMDOS Branch โœจ๏ธ๐‡๐จ๐ฒ๐ ๐š ๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐š๐๐š ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š๐๐š๐ก๐š ๐ˆ๐ฌ๐ ๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š.โœจ๏ธ

Thanks for being a top engager and making it on to my weekly engagement list! ๐ŸŽ‰ Alli Abdullahi, Cabaas Baadal, Cumar Abu...
28/08/2026

Thanks for being a top engager and making it on to my weekly engagement list! ๐ŸŽ‰ Alli Abdullahi, Cabaas Baadal, Cumar Abuubakar Aweys, Macalinka Aweys Qaasim, Maxamed Warsame Ibrahim, ุฃู„ ุฎู„ูŠู, Balqiso Maxamed, Haashim Aweys Ibrahim, Abduwahid Yusuf Osman, Abdikariim Abdulahi, Quen Cashuni, Maxamad Maahi Maclin, Khaalid Abdullaahi, Cali Afgooye, Fardowso Cusmaan, Cumar Shamsudin, Cali Muqtar, Feysal Omar, Feysal Daalac, Awnooka Yare, Yusuf Abdulkadir, Safi Lam Helan, Cumar Maxamud Adan, Cabdi Jabaar, Farxaan Kalsooni

Hambalyo guud ahaan ardayda 8aad KGS ee ka gudbay Imtixaanka Shahaadiga .Allh idin fududeeyo heerarka xiga ee Waxbarasha...
27/08/2026

Hambalyo guud ahaan ardayda 8aad KGS ee ka gudbay Imtixaanka Shahaadiga .

Allh idin fududeeyo heerarka xiga ee Waxbarashada.



AMDOS Branch

๐—–๐—ผ๐—ป๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐˜๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐˜€ ๐˜๐—ผ ๐˜๐—ต๐—ฒ ๐—ง๐—ผ๐—ฝ ๐Ÿฏ ๐—ฆ๐˜๐˜‚๐—ฑ๐—ฒ๐—ป๐˜๐˜€ ๐—ผ๐—ณ ๐—š๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ ๐Ÿด, ๐—š๐—ฎ๐—น๐—บ๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ด! ๐ŸŽ“๐Ÿ†
19/08/2026

๐—–๐—ผ๐—ป๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐˜๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐˜€ ๐˜๐—ผ ๐˜๐—ต๐—ฒ ๐—ง๐—ผ๐—ฝ ๐Ÿฏ ๐—ฆ๐˜๐˜‚๐—ฑ๐—ฒ๐—ป๐˜๐˜€ ๐—ผ๐—ณ ๐—š๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ ๐Ÿด, ๐—š๐—ฎ๐—น๐—บ๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ด! ๐ŸŽ“๐Ÿ†




Hambalyo Ardayda kaalmaha h**e ka gakay imtixaanka shahaadiga F4 ee S/D: 2025-2026. AMDOS Branch
17/08/2026

Hambalyo Ardayda kaalmaha h**e ka gakay imtixaanka shahaadiga F4 ee S/D: 2025-2026.

AMDOS Branch




๐ŸŽ“๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž ๐€๐‘๐ƒ๐€๐˜๐ƒ๐€ ๐…๐Ÿ’ | ๐’/๐ƒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“โ€“๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดHambalyo guud ahaan halyeeyada F4 ee ka gudbay Imtixaanka Shahaadiga ah ee S/D 20...
16/08/2026

๐ŸŽ“๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž ๐€๐‘๐ƒ๐€๐˜๐ƒ๐€ ๐…๐Ÿ’ | ๐’/๐ƒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“โ€“๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Hambalyo guud ahaan halyeeyada F4 ee ka gudbay Imtixaanka Shahaadiga ah ee S/D 2025โ€“2026.

Maanta ma aha oo keliya natiijo la helay; waa dadaal miro dhalay, caqabad laga tallaabay, iyo riyo tallaabo kale u dhowaatay.

Guushan ha idiin noqoto furaha albaabbo aan weli la furin, bilowga safarro aqooneed oo waaweyn, iyo jaranjaro aad ugu gudubtaan heerar ka sarreeya.

Himiladiinna ha ka sarreyso darajo kasta, kartidiinnuna ha ka weynaato caqabad kasta. Waxaan idiin rajaynaynaa guulo is-daba-joog ah, aqoon sharaf leh, mustaqbal ifaya iyo riyooyin xaqiiqo isu beddela.

F4 waad ka gudubteen .. laakiin safarka guushu hadda ayuu bilaabanayaa!

AMDOS Branch




Hamablayo Seddexda Arday ee Kaalmaha h**e ka galay imtixaanka shahaadiga 8aad ee Gobolka Banaadir S/D: 2025-2026.       ...
10/08/2026

Hamablayo Seddexda Arday ee Kaalmaha h**e ka galay imtixaanka shahaadiga 8aad ee Gobolka Banaadir S/D: 2025-2026.




๐ŸŽ“ ๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž ๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž ๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž  ๐ŸŽ“Guud ahaan bahda AMDOS Branch waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ardayda ๐…๐š๐ฌ...
09/08/2026

๐ŸŽ“ ๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž ๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž ๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž ๐ŸŽ“

Guud ahaan bahda AMDOS Branch waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ardayda ๐…๐š๐ฌ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐Ÿ–๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ง๐š๐š๐๐ข๐ซ ee ku guuleystay ๐ˆ๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐’๐ก๐š๐ก๐š๐š๐๐ข๐ ๐š ๐š๐ก. ๐Ÿ†๐Ÿ“š

Guushiinnu waa mirihii dadaalkiinna iyo dulqaadkiinna. Waxaan idiin rajaynaynaa in tallaabadan ay idiin horseeddo aqoon, horumar iyo mustaqbal ifaya.

๐Š๐ฎ๐ฐ๐š ๐š๐š๐ง ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š๐š๐ง ๐ค๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง ๐ˆ๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐š๐š๐ง๐ค๐š :
Ha quusan! Natiijo maanta dhacday ma go'aamiso mustaqbalkaaga. Dib u kac, dadaal, mar kale isku dayโ€” ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ก๐ฎ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ฎ๐ ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š ๐ช๐จ๐Ÿ๐ค๐š ๐š๐š๐ง ๐ข๐ฌ ๐๐ก๐ข๐ข๐›๐ข๐ง.






๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ Waxaan Hambalyo diirran  u diraynaa ๐๐ซ๐จ๐Ÿ. ๐ƒ๐ซ. ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‰๐ข๐ฆ๐œ๐š๐š๐ฅ๐ž  oo loo magacaabay ๐†๐ฎ๐๐...
23/07/2026

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ

Waxaan Hambalyo diirran u diraynaa ๐๐ซ๐จ๐Ÿ. ๐ƒ๐ซ. ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‰๐ข๐ฆ๐œ๐š๐š๐ฅ๐ž oo loo magacaabay ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐“๐š๐œ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š. ๐ŸŽ“๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Waxaan Alle ka baryaynaa inuu xilkan cusub ka dhigo mid khayr, horumar iyo barwaaqo u horseeda waxbarashada dalka.

Guddoomiyaha cusub waxaan leenahay "Alle ha kuu fududeeyo masuuliyadda, hana kaaga dhigo mid aad ummadda ugu adeegto si hufan oo miro-dhal ah" .

AMDOS Branch





๐Ÿ˜† ๐Ÿคฃ ๐Ÿ˜‚ AMDOS Branch
20/07/2026

๐Ÿ˜† ๐Ÿคฃ ๐Ÿ˜‚

AMDOS Branch





Congratulations world cup 2026 champions ๐Ÿ† ๐Ÿฅ‡      AMDOS Branch
20/07/2026

Congratulations world cup 2026 champions ๐Ÿ† ๐Ÿฅ‡




AMDOS Branch

Address

Afgoye

Telephone

+252614154725

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AMDOS Branch posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to AMDOS Branch:

Shortcuts

Share