gardafu secutety force-gsf

gardafu secutety force-gsf to defend the peaple of gardafuu and their sea

06/01/2026

Ciidamada GSF waxay u taganyihiin badbaadinta iyo difaaca shacabka reer rasicasayr.
Waxan uga digayna madaxda gobolka ee dilaalka u ah madaxwaynaha puntland ee uu uso dirsaday dhaqalaha iyo dhididka shacabka inay ka socondonin gobolka cidamaduna ay talaabo qaadi doonaan haduu alle idmo.

1/2/2026 waxay wasarada dhalinyarada sheegtay in calula lagu qaban doono gudoonka dalada gobolka waxana ushegayna ina ciidamada GSF ay u taganyihiin midaynta dhalinyarada ayna surta gal ahayn in doorasho ay dabada ka riixayan shakhsiyaad dano gara leh aysan qabsomayn wixi ka dhashana ay qaadi doonan gudomiyaha gobolka iyo wasiirka kalumaysiga

Mahadsanidiin

GARDAFU SECURETY FORCE(GSF)ciidadama difaca gobolka gardafu sababaha loo asasay waxa kamida difaca hantida dadka ku nool...
11/04/2025

GARDAFU SECURETY FORCE(GSF)

ciidadama difaca gobolka gardafu sababaha loo asasay waxa kamida difaca hantida dadka ku nool gardafuu sida bada iyo beriga oo la ogyahay in ay so fodsartay culaysyo badan oo ka imanaya dhanka puntalnd.

Hadaba waxa lala socodsinaya dgalinyarada shaqo la antu hayso ee gabolka gardafu in ay fursad u haystan inay ka mid noqdan cidamada difaca gobolka si ay u helan xuquqda gobolkoda oo ay ka soman yihiin.
Shurud la an waxa la raba dhalinyaro dadodu udhaxayso 15-30 oo cafimad qaba nagalaso xiriira isla pagekan

Fg:
Waxan dhalinyarda ku qadarinaynaa maqamka uu leyahay sida dhalinta gobolka kaso jeda oo haysta kabtanka iyo generalka

Mahadsanidiin

Address

Caluula
Alula

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when gardafu secutety force-gsf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share