Huda online shop

Huda online shop Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Huda online shop, Business service, Mogadishu, Banadir.

07/01/2019
Carafo waxee ku beegantahay bari in Sha Allah yaan la iloobin soomideeda Sii faafine in Sha Allah
30/08/2017

Carafo waxee ku beegantahay bari in Sha Allah yaan la iloobin soomideeda
Sii faafine in Sha Allah

๐ŸŽ‰Eid Mubarak ๐ŸŽ‰
24/06/2017

๐ŸŽ‰Eid Mubarak ๐ŸŽ‰

๐ŸŽŠ๐ŸŽ๐ŸŽ‰Ramadan kareem๐ŸŽ‰๐ŸŽˆ๐ŸŽŠ
26/05/2017

๐ŸŽŠ๐ŸŽ๐ŸŽ‰Ramadan kareem๐ŸŽ‰๐ŸŽˆ๐ŸŽŠ

17/04/2017

Afar wey Wanagsantahay Afar Ayaase kasii Wanagsan:-

Xishoodka Raga wuu Wanagsanyahay
Midka Dumarka Ayaana kasi Wanagsan

Cadaalada qofkasta wey Wanagsantahay
Midka wax Xukuma ayaa kasii Wanaagsan

Towbada qofka Gaboobay wey wanagsantahay
Mida dhalinyarnimada ah ayaase kasi wanagsan

Inaad wax baxisaa adigoo qani ah wey wanagsantahay
Lkn adigoo faqiir ah inaad bixiso ayaa kasii wanaagsan.

Ma ogtahay Sh. ALqaari' Maxamuud Khaliil Alxusaryinuu yahay Qaarigii ugu horreeyay Adduunka ee laga duubay Qur'aanka Kar...
04/03/2017

Ma ogtahay Sh. ALqaari' Maxamuud Khaliil Alxusary
inuu yahay Qaarigii ugu horreeyay Adduunka ee laga duubay Qur'aanka Kariimka oo kaamil ah Cod Ahaan (tape) sannadka Markuu ahaa 1967
Ma ogtahay inuu ahaa Markii ugu horeysay ee codkiisa idaacad laga sii daayo inay ahayd 1944
Ma ogtahay inuu yahay qaarigii ugu horeeyay ee qur aan ka akhriyay kongreeska Maraykanka 1960
Ma ogtahay inuu dhintay 1980
_______________
Ilaahay Qabrigiisa ha uwaasiciyo Quraankana wehel ha uga dhigo

04/11/2016

Waa DUCO Aad Iyo Aad U Qiima Badan, DANBIGAAGA LAGUUGU DHAAFAYO! Yeey Ku Dhaafin. Fadlan Sii Gudbi

๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูู…ู‘ูŽ ุฅูู†ู‘ููŠ ุฃูŽุณู’ุฃูŽู„ููƒูŽ ูŠูŽุง ุฃูŽู„ู„ู‘ูŽู‡ู ุจูุฃูŽู†ู‘ูŽูƒูŽ ุงู„ู’ูˆูŽุงุญูุฏู ุงู„ู’ุฃูŽุญูŽุฏูุŒ ุงู„ุตู‘ูŽู…ูŽุฏูุŒ ุงู„ู‘ูŽุฐููŠ ู„ูŽู…ู’ ูŠูŽู„ูุฏู’ ูˆูŽู„ูŽู…ู’ ูŠููˆู„ูŽุฏู’ุŒ ูˆูŽู„ูŽู…ู’ ูŠูŽูƒูู†ู’ ู„ูŽู‡ู ูƒููููˆู‹ุง ุฃูŽุญูŽุฏูŒุŒ ุฃูŽู†ู’ ุชูŽุบู’ููุฑูŽ ู„ููŠ ุฐูู†ููˆุจููŠุŒ ุฅูู†ู‘ูŽูƒูŽ ุฃูŽู†ู’ุชูŽ ุงู„ู’ุบูŽูููˆุฑู ุงู„ุฑู‘ูŽุญููŠู…ู

Allahumma innee as-aluka ya Allah bi-annakal-wahidul-ahadus-samad, allathee lam yalid walam yoolad, walam yakun lahu kufuwan ahad, an taghfira lee thunoobee innaka antal-Ghafoorur-Raheem

02/11/2016

*Talooyin qiimo badan oo Nabi Muxammad ๏ทบ inooga tagay:*

*Sadex qof ixtiraam*
1. Macalinkaaga
2. Waalidkaaga
3. Dadka waawayn

*Sadex Sifo la'imow*
1. Iimaan
2. Camal wanaagsan
3. Daacadnimo

*Sadex iska xoree*
1. Dayn
2. Kibir
3. Khiyaano

*Sadex ka adkow*
1. Carabkaaga
2. Xanaaqa
3. Naftaada (Shahawaadkaaga)

*Sadex iska ilaali*
1. Xanta
2. Dambiga
3. Masayrka

*Sadex raadi*
1. Cilmiga
2. Akhlaaqda wanaagsan
3. Alle ka cabsi

*Sadex nadiifi*
1. Dharkaaga
2. Jidhkaaga
3. Fekerkaaga

*Sadex xasuusnow*
1. Dhimashada
2. Axsaanka ( Laguu sameeyay)
3. Waanada

*Alow nagu barbaari jidka toosan dhamaanteen --Aaamiiin*

Address

Mogadishu
Banadir

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Huda online shop posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share