18/01/2026
Waxaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 18 january, 2026, Magaalada Baydhabo Nooga Qobsoomay tababar cinwaankiisu ahaa -Abuurka, iyo Ee Ganacsiga.
Tababarkan waxaa iska kaashaday shirkada iyo Hey'adda waxaana ka faa'ideystay ganacsate yaryar oo gaaraya 40 kaqeybgale.
Ujeedka tababarkan ayaa ahaa sidii xirfada ganacsadaha kor loogu qaadi lahaa iyo hogaanka wanaagsan inta howsha ganacsi lagu gudo jiro.