Hufan publishing

Hufan publishing Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hufan publishing, Business service, Boosaaso.

๐Ÿ“š Hufan Publishing
Hagaha qoraayaasha iyo hal-abuurka casriga ah.
๐ŸŽฏ Himiladeenu waa inaan soo saarno qoraayaal tayo leh iyo buugaag dhaxal-gal ah oo wax ka beddela bulshada.

30/03/2026
โœ๏ธ ๐— ๐—ฎ ๐—ฅ๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ฎ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—ฅ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ค๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ผ ๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐—ฅ๐˜‚๐—บ๐—ผ๐˜„๐—ฑ๐—ผ?Ma tahay qof hibo u leh qoraalka oo raba inuu bulshada la wadaago fik...
29/03/2026

โœ๏ธ ๐— ๐—ฎ ๐—ฅ๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ฎ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—ฅ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ค๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ผ ๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐—ฅ๐˜‚๐—บ๐—ผ๐˜„๐—ฑ๐—ผ?

Ma tahay qof hibo u leh qoraalka oo raba inuu bulshada la wadaago fikirradiisa? Mise waxaad gacanta ku haysaa buug qabyo ah oo aad rabto in laguu tafatiro laguuna hagaajiyo?

๐ŸŒŸ Hufan Publishing waa hagaha qoraaga! Waxaan halkaan u joognaa inaan run u beddelno riyadaada, annagoo ku siinaya adeegyo dhammaystiran oo tayadoodu sarayso.

๐Œ๐š๐ฑ๐š๐š๐ง ๐ค๐ฎ๐ฎ ๐ช๐š๐›๐š๐ง ๐ค๐š๐ซ๐ง๐š๐š?
๐Ÿ) ๐“๐š๐Ÿ๐š๐Ÿ๐ญ๐ข๐ซ๐ข๐๐๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐š๐š๐ ๐ญ๐š: Waxaan ka saxnaa khaladaadka naxwaha, habaynta sheekada, iyo kor u qaadista tayada murtida
๐Ÿ) ๐“๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ๐ค๐š ๐๐จ๐ซ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š: Waxaan kugu hagaynaa farsamooyinka casriga ah ee qoraalka si aad u noqoto qoraa ruug-caddaa ah
๐Ÿ‘) ๐๐š๐ช๐ฌ๐ก๐š๐๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐‰๐ž๐ฅ๐๐ข๐ ๐š ๐›๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š: Jeldigu waa wejiga koowaad ee buugga; waxaan kuu samaynaynaa naqshado soo jiidasho leh oo indhaha soo jiita
๐Ÿ’) ๐ˆ๐ข๐›-๐ ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ฎ๐ฎ๐ช๐ ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š: Kaama harayno qoraa ,waxaan kaa caawinaynaa in buuggaagu suuqgeyn usamayno ilaa uu gaaro akhristayaasha meel kasta oo ay joogaan
๐Ÿ“) ๐‹๐š-๐ญ๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ ๐ข๐: Ma hubtid halkaad ka bilaabi lahayd? Khubaradayada ayaa diyaar u ah inay kugu bixiyaan talooyin dhaxal-gal ah iyo hagid saxan.

๐ŸŽฏ Hadafkeena:
Hadafka Hufan Publishing waa inaan soo saarno Qoraa Tayo leh iyo Buug Dhaxal-gal ah oo wax ka beddela bulshada.

๐‘ฏ๐’–๐’‡๐’‚๐’ ๐‘ท๐’–๐’ƒ๐’๐’Š๐’”๐’‰๐’Š๐’๐’ˆ โ€“ ๐’‰๐’‚๐’ˆ๐’‚๐’‰๐’‚ ๐’’๐’๐’“๐’‚๐’‚๐’š๐’‚๐’‚๐’”๐’‰๐’‚ ๐‘บ๐’๐’๐’Ž๐’‚๐’‚๐’๐’Š๐’š๐’†๐’†๐’…

๐Ÿ“ž Nala Soo Xiriir : 09 07715359 /0906996400

๐Ÿ“ฑ Ku biir WhatsApp Group-keena:
https://chat.whatsapp.com/DijqDWb12yoE2XZwJdySyR?mode=gi_t

09/05/2025

Book Picnic โ€“ Bosaso

Shalay galab waxaa noo qabsoomay barnaamijkii xiisaha lahaa ee Book Picnic oo ka dhacay xeebta Bosaso. Waxaannu mahad ballaaran u diraynaa dhammaan ka soo qaybgalayaashii .

Waa maalin aan la ilaawi doonin โ€“ waxaan wadaagnay buugaag, fikir, farxad iyo hal-abuur. Qof walba wuxuu soo bandhigay qeyb ka mid ah noloshiisa akhriska โ€“ waxay ahayd mid dhiirrigelin iyo xusuus reeb leh.

SmartRead waxa ay balan qaadaysaa in barnaamijyadan isdaba joogga ah ay sii socon doonaan si loo kobciyo akhriska iyo fikirka bulshada.
Mahadsanidiin dhammaantiin!

Waxaa noo qabsoomay Book Picnic-kii SmartRead!.Book Picnic-kii aan qabanay Arbaco 30/4/2025 wuxuu ahaa waayo-aragnimo aa...
01/05/2025

Waxaa noo qabsoomay Book Picnic-kii SmartRead!.

Book Picnic-kii aan qabanay Arbaco 30/4/2025 wuxuu ahaa waayo-aragnimo aan la ilaawi karin!

Waxaan u mahadcelinaynaa:

* Ka qaybgalayaashii qiimaha lahaa ee waqtigooda u huray inay nagu soo biiraan, isla markaana si niyadsami ah uga qayb qaateen dhammaan hawlihii la diyaariyey.
* SmartRead waxay si weyn u bogaadineysaa ardayda iyo maamulka School Xaaji Cali oo kaalin muhiim ah ka qaatay qabsoomidda barnaamijkeennii Book Picnic

Wuxuu barnaamijku xambaarsanaa:

* Isbarasho & isdhexgal.
* Akhris buugeed iyo dood cilmiyeed.
* Suugaan iyo madadaalo.
* Wadaag fikrado dhallinyaro

Ujeedkeenu wuxuu ahaa:

Inaan kor u qaadno akhriska, dhalinyarada ku dhiirrigelino in ay fikirkooda muujiyaan, islamarkaana abuurno madal lagu kobciyo garaadka iyo hibada.
SmartRead mar walba waxay u taagan tahay kobcinta akhriska, horumarinta dhalinyarada, iyo abuuridda bulsho wax akhrisa oo is dhiirrigelisa.
Waxa kale Oo SmartRead ballanqaadaysaa inay sii waddo barnaamijyada noocan ah ee kobcinaya maskaxda, niyadda iyo bulshada akhriska jecel.
Mahadsanidiin dhammaan!

SmartRead โ€” Akhris Wuxuu Leeyahay Aayatiin!

SmartRead waxay si niyadsami iyo taageero leh u soo dhoweynaysaa Bandhigga Suugaaneed ee Boosaaso โ€“ BSB1!Magaalada Boosa...
24/04/2025

SmartRead waxay si niyadsami iyo taageero leh u soo dhoweynaysaa Bandhigga Suugaaneed ee Boosaaso โ€“ BSB1!

Magaalada Boosaaso waxay martigelin doontaa bandhig suugaaneed heer sare ah oo taariikhi noqon doona! Waa madal ay isugu imaanayaan hal-abuur, dhaqamo hodan ah, iyo suugaan laga dhaxlay awoowayaal.

SmartRead, oo ah guriga akhriska, qorista iyo hal-abuurka, waxay si buuxda u garab taagan tahay barnaamij kasta oo kor u qaadaya fanka, suugaanta iyo hibada dhalinyarada Soomaaliyeed.

Maxaa ka Filaysaa BSB1?
โ€ข Tartamo Suugaaneed xiiso leh
โ€ข Bandhigyo dhaqameed & hidde
โ€ข Cunto iyo ciyaaro dhaqameed
โ€ข Kobcinta hibada dhalinyarada

Hal-abuurka ha la iftiimiyo โ€“ Dhaqanka ha la xoojiyo โ€“ Suugaanta ha lagu raaxeysto.

SmartRead โ€“ Hal-abuurkaagu Waa himiladeenna!

Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Bari

Waa kuu diyaar!๐Ÿ“šSmartRead waxa ay keentay alaab tayo sare leh oo loogu talagalay ardayda, qorayaasha, iyo qof walba oo h...
23/04/2025

Waa kuu diyaar!๐Ÿ“š
SmartRead waxa ay keentay alaab tayo sare leh oo loogu talagalay ardayda, qorayaasha, iyo qof walba oo horumar jecel! Hadda waxaad ka heli kartaa:
โ€ข Buugaag waxbarasho iyo dhiirigelin ah
โ€ข Notebooks & qalimaan tayo leh
โ€ข Highlighters & sticky notes
โ€ข Xirmooyin gaar ah oo kuu sahlaya qorista iyo diyaarinta imtixaanka
โ€ข Jadwal 30-maalmood ah oo kaa caawinaya inaad si nidaamsan wax u barato ama u qorto

Ku soo dhawoow SmartRead โ€“ Halkaan ayaa laga bilaabaa riyadaada!
Wac ama fariin noogu soo dir si aad u dalbato!

https://wa.me/message/7RONJD3SV3CXO1



โธป
Xamdi Dhool Qaran

Miiska Akhriska + laptopka Ma dareentaa daal markaad wax akhrinayso? Miiska & nalka akhriska ee SmartRead ayaa kaa dhiga...
22/04/2025

Miiska Akhriska + laptopka
Ma dareentaa daal markaad wax akhrinayso? Miiska & nalka akhriska ee SmartRead ayaa kaa dhigaya mid diirran, habeen kasta wax akhrisan kara.
Qurux & tayo isla mar ahaantaana!
hadda ka dalbo 0906510717

01/04/2025

Address

Boosaaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hufan publishing posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hufan publishing:

Share