06/03/2023
Deeq-Allah Furniture waxa aad ka heli doontaa dhamaan agabyada lagu qurxiyo qolalka fadhiga iyo hurdada. Waxa kale oo aad ka heli doontaa sariiraha, fadhiyada, Biifiiyada oo celis ah.
Waxa ay ku taalaa Deeq-Allah Furniture magaalada Boorama gaar ahaan koonfurta wadada sisibta kasoo horjeedka fooqa xaamud jibriil.
Wixii faah-faahin ah kala soo xidhiidh: 063-7023124/063-4544288