Alabuur muna Barkhad Dhimbiil

Alabuur muna Barkhad Dhimbiil Kala soco mabsoyinkyga

27/10/2021

Qurux bila Tan haween Ka xuhshay
Xarir Dahab iyo xurmadiii naftaay
Qushuuc midan Ku qabobay
Qunyar socodka laafyaha Qayrked

Ada qurux Ku dhafo qiimad
Ledahy qiis Qalbi dhaya dheeman
Iyo luul Ada iga dhigan oon Ku dhawrta dhabeel dumaray

Dhaman inta dhabeel Ku nool Ada Ka dhugta cagta mesha dhigo
Ada Ku dhararan dhamay dhee dumar dharar iyo Malin K**a K**a daalo dhugshadade dhamays dumar

Qalbi dheye man daweeye
Inad tahy ana qiiro qiimad ledahe
Dhaman inta wiil Ku nool arlada
Ada Ka janto kuma goyn kare

Naftii aad dhawrta Ka dhehata
Dhaman dunidee dhamays wxd
Tahay dhakhtar iyo dabibaha
Naftaydee dhugashda Indho
Deeqay wn kugu dhaygaga

Dhaxan iyo Qabaw Kan
Ka dugsadad Taho K**a
Daalo wadnahii aad dawaysy
Malin iyo layle dahab iyo

Luuul Ada iga dhigan oo dhugashda
Naftiyo Naruuro ii ah

05/08/2021

Baryahan wn Ka baydho wn bal maray bandhiga mansade bal
Maanta Ayan ledyahy dhawro
Badhadho oo Ku beeran murti
Iyo suugane Ila dhugo

Calmashad naftada an Ku shaqay
Wn kugu cudonayd oo wan cisiya
Curad haldorad Taho wn kugu
Calol samahay caajiib waxa igu filan

Caykad u Abutantahe casiskii
Ku Uuma Ku dhameyay qurux
Qaab dhismedka jirkage ✊
Inta waxa Ku dheer Caqli iyo
Asluub cadilkii Ku uumay Casqeye

Calmashdu ceeb maho Wad I cajabisaye Rabi haka dhawro
Inta ciil iyo dhib jirto wan Kaga
Duceya ee Caynanshaw huuno

09/06/2021

Xulkiii dumarkay xulashadii
Naftayday xasiliya xalkii
Qulubtaay xarir lagu xusho

Wanaag iyo xurmaynay
Darman gaari bad Tahee
Hanashada qalbiga Ada
Kugu deeqay oo diirshe
Deeqay deeqay iinoqo
Dajiya iga durkisa inta

Xuma jirta ka dheraw
Ana ku qiree innad tahay
Asluub badan xulkii dumar

09/06/2021

Muddo h**e jacayl Man jilin
Oo wn ka jeestee afka juqda
Gabo wali wn ka jeeda qalbi
Aan wali qiyaas lagu jesjesin

Baan haysta wali xarire
Xulka Admiga xanajin
Kara Ayan ku xasilin
Oon ku xushmayn

Xulashada qalbiga
Qofkii xasiliya lagu
Xurmeya kii xafadi
Kara lagu xasusta

Kii xananin kara
Loga xeesha xulkise
Adan kugu mamusi
Oo Marti ku Any ee

08/06/2021

Qoftani waa duni kaloo
Ka Duwan Qabkii h**e
Qiyaas waa Raboo

Wxad modaa Quresh
Dahabo qurux ban la Araga
Mar qudha waa qali dumar
Dhigood ugu Qiimo badan

Qisas ugub aynu dhigin
qarniyo sheekooyin jira
Taarish malmahu qoran
Waxan nahay qoys iyo jacayl

Qudhaydu waa Teda oo quluub midbanu Nahay

Ada ka dhigan xarir Dahab iyo la xushmeya Ada kugu dhigay xasustaIyo inta wanaag AadmiLagu xasusto miyirkaAda ku dhigan ...
08/06/2021

Ada ka dhigan xarir
Dahab iyo la xushmeya
Ada kugu dhigay xasusta
Iyo inta wanaag Aadmi
Lagu xasusto miyirka

Ada ku dhigan oo
Ka Dhaman xasustayde
Xul geesi Bad Taho
Adan ku Xarira ee

Ada kun wiil ooo
Laso xusho igga
Xulan oon ku xushmeya
Xalwad iyo waxad ii tahay
Xafida qalbigayga oo kugu
Xeeray ee

Xafidaha xurmaynta iyo
Waxad ii Tahay xulashada
Naftaydeee haka dhagaysan

Inta xaasid ku nool
Arlada Adan ku Ayay
Maxbuus Eee

08/04/2021

Casar liiqa dhigay sidii aan
Kucalmaday uun Ban wali
IiCajavisaye Man Calman
Ruux kle oo caashaqa

Ii Qaban mid Adi ku dhig
Mee aduguna mad garan
Oo Tuhun Bad ku galy
Inan KuBa jesjesi

Cishadan ku caashqay
Uun baan Adiga moye
Uma Ciiiltire ruux dhigaye

Hadan kugu helo
Nasiib uma bahni
Ruux kale cashaqi
Oo Ada iga badan

Kun iyo kaw qof
Ma qiimeyo ruux
Kale Adan baari
Ku Ahy ma Qadriyo

Inta xidig dhigaya
Ma dhugtan idhahaygu
Inta geesi wiil dhiga

Uma quudho jacyl
Wllnimo moyeee

25/01/2021

Durbadan ku arkaan
Ku caashaqo kugu
Soray manke duhur
Aay cedcedu Badhta
Maha cidka joogto

Caad ka sarnayn ban ku
Calmado cisi bad iga
Ledahay dadka kale
Durba EReygad i tidha
Ideeqo k**a daalin
Daymo Eegmadadiye

Kaftan ay la socon xanafi
Ba ku Bilawnay oo daruus
Iii noqday Anige jiradan

Qaday malinti ban ku
Joga oo ma jaleeco
Aadmi kale

31/12/2020

Sanad ba yimid
Aan ka suulo wxi
Silic iso maray
Sanad ba yimid
Ka saleem ka
Ahado waxii saxrir
Aan ku salugay oo
Saxansaxo iyo sayn
Robad ba ka sarayan

Sanadkii saboolka
Sandkii ku salysna
Saxarirta Ada ka
Saami yeeli ada
Silic dawyan dona
Ada ka suuli sama
Xuman ka soomi
Silic kugu sal dherada

Sokob shekada
Simanay😀😀

31/12/2020

Marbay talo ka tagta
Marbay kugu Tirisa
Mid aan ku toosnyn
Mid aan ku Tabay oo
Tilmamo kaliyo iska
Hilmama wanga mid
Aan kuso jedin mar
Aad ku Toosa Tahay

Marbad ka dhigata ilays
Mid aaan ku kal furnyn
Marbad ku Tariikh wyada
Mid aan ka mudnyn Aman
Marbad ku Tolo wyda mid
Aan ka shubin sheekda

Marbad ka shalysa mid aan
Kula shuurin malmaha shacniga
Aha marbad ka shiixda mid aan
Ka shubin sharaxa Eray aad tidha
Markay xajadu ku tidhaha ka tasho

Marbad tidha ka Tag Xasus
Kugu noqoty shaydan ada isku
Shaaciye ka gur shekada shax

31/12/2020

Dhamays wxd tahay
Dhabeel dhigeed ugu
Qiimo badan dhalan
Ubad ninkad u qaado
Nabad gabi Ahaanba
U ka dheryahay ee

Dhabeel wacan oo
Dhiiran dhirigalin og
Xigalka noqo mid
Aan la dhalilin Abid
Midba kugu dheer xasusta

Midba kugu dhiranaya
Kugu dhex nool sidii
Sagal Barwaqo oon
Ku saluugi dhayahisu
Kugu dhadhabaya dhilan

Dhosha ka qosolka
Ada ku dhata sidii
Dhilan hoyada ada
Ka dhusha wanaga
Ada ka dher xuman
Ada ka dhawrson
Macasi ada ka dhigan
Caraf laga dhiilay cusbur

24/12/2020

Mansadan wxa Ka dhaha magaceega hubsiimo

Hubsimadu waa halbeeg
Huwan hanasho iyo garad
Badan ee Ka gaabso wxd

Garan waydo bad tidhah
Ka daah adon ogyn inad
Hubtiyo harer marintee
Markad qorsho aad lahyd
Gara marto iyo goorti bad

Bad tidhi aah maxn Ka yala
Ee Aqliga iyo gardku waa hub
Rabi kugu deeqo Cid Ka dulmiyi
Karin ee cizika iyo garadku mid
Aaan anbaqadib Karin nolosha
Ayuu Haga oo Ku ilhamiya aduun

Ee ana hadan Ku dagan hal beegyada wxn Ku hadra sidi
Aan kaga bixin hubsimiyo iyo
Hadal aan meesha jirin ba kaga
Baxayo Uma bahdo cidi aan ii
Bahan aniga ee Ka saar qulubta
Iyo qalbigag wxd Ka hayn war iyo
Wayaha aduun ee marbay kugu
Hubsimadu Ku gara Marisa wado
Aan sax ahyn iyo meel aan Ku qalmine Ka qado waxi cashara
Hadad manta garan wydo Bari

Yaya Ku Siri donin ee kana digtonaw
Dunidu waa dariiq sax iyo qaldba inti
Ba ay Ka buuxan ee Hana Ka baqan
Meeshi adi Ku qusaysa iyo qorsho
Aad ledahy ba Ada Ka qalisan malmaha Ku qarinaya khiryanada

Address

0634557477com@gml
Borama

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alabuur muna Barkhad Dhimbiil posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share