Wadhaf Media

Wadhaf Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wadhaf Media, .

07/02/2026

Wiil CANFAR CALI ah oo fariin usoo diray abtiyaashii SAMAROON CALI.

Boorama:- Akhriso Liiska Xildhibaanadii Ugu Horeeyey Boorama ee Doorasho Ku Soo Baxay.Doorashadii ugu horeysay ee laga q...
06/02/2026

Boorama:- Akhriso Liiska Xildhibaanadii Ugu Horeeyey Boorama ee Doorasho Ku Soo Baxay.

Doorashadii ugu horeysay ee laga qabtay Somaliland oo ay ku soo baxeen goleyaashasha deegaanada iyo saddexda xisbi-qaran waxa la codeeyey 15/Dec/2002-dii.

21-Xubnood oo u badnaa duqaydii magaalada Boorama ayaa ku soo baxay doorashadaasi golaha deegaanka ee degmada Boorama waxayna kala ahaayeen:-

1-AHUN Suldaan Cabdi Cabdilaahi Qayaad oo ka muuqda sawirka.
2-Cabdirashid Cali Cilmi (Soomane)
3-Maayir Cabdiraxman Shide Bille
4-Cabdiraxman Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)

5-Maxamed Cabdi Gafane
6-Axmed Muumin Dhoolaal
7-AHUN Maayir Cabdiraxmaan Sh.Cumar Daahir
8-Muumin Gadiid Cumar

9-Cismaan faarax Axmed.
10-Maxamed xassan suldaan (Curri)
11-Maxamed Muuse Qoor-gaab (Jacfar)
12-AHUN Muxumed Jaamac Haddi (Jariskaxuur)

13-X.Xassan Anddaad Cabsiiye
14-Xasan Hallas Barre
15-Maxamuud Cali kaahiye
16-Maxamed Cismaan Hoorshe

17-Cabdiraxmaan Nuur Geedi (Qarni)
18-Maxamuud Sh. Muxumed Jimcaale
19-Cumar Madoobe
20-Coofle
21-Waxa aanu ka cuddur-daaranaynaa in aananu Magaciisa hellin ilaa hadda, hadii aad garanayso waad nala wadaagi-kartaa.

Doorashadaasi oo ay ku tartameen 6-daa urur siyaasadeed waxa xisbi qaran u gudbay 3-da u danbeeya:- 1-Asad 2-Sahan 3-Hormuud 4-Ucid 5-Kulmie 6-Udub.

Xogtan waxa aanu Soo ururinay annaga oo tixgelinayna codsi inooga yimid qaar ka mid ah asxaabteena oo na soo weydiiyey liiska xildhibaanadii ugu horeeyey ee la soo doortay kadib markii aanu baahinay qoraalo koobkooban oo la xidhiidha taariikhda AHUN maayerkii ugu horeeyey ee doorasho ku yimaada oo shalay lagu aasay magaalada Boorama.

Wadhaf Media

16/01/2026

SULDAAN WABAR Waan qaaday arinkiisii anaga oo ah Dhalinyarada borama wadhaf gangs.

kaadhka Aqoonsiga Muwaadinka!Kaadhka Aqoonsiga Ee bulshada lagu khasbayo Horta ma isku qiime ayaa lagu sameeyaa Somalila...
14/01/2026

kaadhka Aqoonsiga Muwaadinka!

Kaadhka Aqoonsiga Ee bulshada lagu khasbayo Horta ma isku qiime ayaa lagu sameeyaa Somaliland?

Qofka Borama ku nool Waxa uu ku sameysan karaa 250,000SL dawlada hoose Borama. Intaas oo kaliya maaha 250,000SL waxaa uu kaga baxaya safarka Soo qaadashada Hargaysa oo khasab tahay inuu ka Soo qaato. Qofka Borama ka Sameysta kaadhka Aqoonsiga wuxuu ku tagayaa ugu yaraan inay ka baxdo $50.

Bal Ka waran muwaadinka ku nool Saylac ama lughaya?

Suureyso qoyska 10 qof ka kooban ee ku qasban inay sameystaan kaadhka aqoonsiga ku darsoo dhaqaalaha dalka iyo qoysaska hayntoodu liidato?

Gobalka Awdal Maxaa u diiday in lagu daabaco kaadhka aqoonsiga sida Togdheer iyo Hargaysa?

Waan dhiiri galinayaa in muwaadiniintu qaataan kaadhka aqoonsiga muwaadinka.

Laakiin waa inay xukuumadu fududeysaa helista kaadhka aqoonsiga muwaadinka dhaqaale ahaan, sidoo kale adeega bulshada waa in loo Soo Dhaweeyo.

Waxa sidan qoray Xoghayaha qurbe joogta Xisbiga KAAH Abdiasiis Diiriye Dahir Nuur

DegDeg Waxaa la xidhxidhay dhalinayardii ka qayb qaadanaysay Kacdoonadii ka dhacay Boorama. Shalay ilaa Maanta waxaa soc...
30/12/2025

DegDeg Waxaa la xidhxidhay dhalinayardii ka qayb qaadanaysay Kacdoonadii ka dhacay Boorama. Shalay ilaa Maanta waxaa socda xadhiga dhalinyada tiktokerada iyo Dhalinyarada Kale ee Magaalada.

Xigasho Wacays Yare

29/12/2025

Yuhuudu qaa Qoom ilaahay nacdalay wax naxariisana uma hayaan Umada islaamka quraanka inoo sheegay SHEEKH BARBARAAWI.

WAX BADAN KA OGOW YUHUUDA.

Wadhaf Media

29/12/2025
28/12/2025

Meyorka Magalada Borama oo hada la kulmay Dhalinyarada WADHAF GANG.

28/12/2025

ANAGU WABAR DOONAYNAA.

Mudaraadyo looga soo hor jeedo Yuhuuda iyo Somaliland oo Borama ka socda caawa.

Wadhaf Media

Address


Telephone

+252634564187

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wadhaf Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wadhaf Media:

  • Want your business to be the top-listed Business?

Share