Awdal state

Awdal state Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Awdal state, Lobbyist, telifishanka qaranka, Borama.

26/02/2026

Madaxweyne Cirro ayaa nabad iyo walaalnimo ugu baaqay beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegaanka Waqdariya ee Gobolka sanaag

25/02/2026

Maalin qudha dadkiisa been uma sheegin ninkani Waana Shaqsi Hal Adayg iyo lagu yaqaano Runtuna Agtiisa taalo, MP Mohamed Abib Yusuf

23/02/2026

Goosha Isaaq maxad ledahy. waxad tagtay meelahiilaguwaalanaayay đŸ‘ 

17/02/2026

MP Mohamed Abib Yusuf oosheegay inuu yahay nin raygiisa aan lacabsan isagooshegay inuu udhashay dalkan

17/02/2026

MP Mohamed Abib Yusuf Barta facebook hadalkiisa kubayaanshay ? Waxaad arkayseen shalay, Soomaaliya oo daryeel Caafimaad u fidinaysa Xamse iyo Xuseen oo kamid ah dhallinyartii ciidanka Qaranku ku dhaawaceen 4-tii December magaalada Boorama ee xaaladdooda Caafimaad ay gabtay dowladdii ay u dhasheen ee Somaliland— Waa isla dowladdii ciidankeedu sida badheedhka ah u toogteen.

Waxa dadka oo dhan ogaayeen sidii loola dhaqmay dhallinyarada iyo waalidooda oo dayac xooggan kala kulmay Addis Ababa, xilli loogu qaaday in Caafimaadkooda lala tacaalo— Dhawaan ayay ahayd markii aanu cabashadooda bulshada u gudninay anaga oo fileynay in xukuumaddu tabashadooda ka jawaabto, balse markii ay dhegaha ka furaysatay, waxa ka faa'ideystay dowladda Soomaaliya oo u dirtay dalka Turkiga si loogu dabiibo.

Waxaan u mahad celinayaa Wasiir Ayuub Ismaaciil, oo garwaaqsaday in aanu wiilasha walaalihii ah dayaca ku daawan ee u gargaaro. sidoo kale, waxaan mar kale dhaliilayaa xubnaha gobolka u dhashay ee ku jira xukuumadda Madaxweyne Cirro oo fursad siiyay in waddan kale baanto ubadkooda ay dayaceen, kuwaas oo ay ahayd in ay Madaxweynaha u gudbiyaan haddii ay tahli-waayeen, balse ka gaabiyey.

Ugu dambayn, waa nasiib darro iyo gef labaad oo laga galay shacabka reer Boorama, intoodii ka badbaaday geerida 4-tii December, ee dhaawacyadu gaadheen oo xukuumaddu ka gaabisay kaalinteedii kaga aaddanayd daryeelka Caafimaadkooda.

16/02/2026

Wasiirka Arimaha dibada jsL

16/02/2026

ciidanka madaniga ah ebeesha gadabuursi Inay talaabo adag kaqaadaya maleeshiiyaan ka beesha ciise yare ee kudhuumaalaysanaya buuraha

15/02/2026

Maayar abdikariim ahmed mooge oo sheegay waxyaalaha ugu badan ee la waydiisto

14/02/2026

dirayska ma qabiil buu uxidhanyahay hdal kuu kuhadlayo bal eeg

13/02/2026

Waxaan balo Ahayn uu sixikaraa
Samaroonku S.kh khad kasoogala khaliif kiibas yimidee halgamaaga Oo Kamidda Culimadda WARBAAHINTA SAYLAC MEDIA

Address

Telifishanka Qaranka
Borama
TELEFESHANKAQARANKA

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Awdal state posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category