16/02/2024
Alle Ka Cabsi
Alle ka cabsigu waa darajo aad u sareysa oo aanu gaadhi karin qofka ku dheehan xumaanta kana fog wanaagu, sidaa daraadeed( Allaah oo wuxuu ku faray la fuliyo, macaasidiisana laga dheeraado, xuduudiisana lagu eekaado).
Waa Hanuun Eebbe Bixiyo Ilaahayoow Na hanuuni oo Wanaagga Iyo Khayrka nagu hanuuni.
Amiiin Amiiiin Amiiin❤️