Bile Online Market

Bile Online Market business ( wholesale and retail )

20/01/2026

Bile Online Market waxay kuu keentay .
Wuxuu kuu sahlayaa in aad si raaxo leh ugu seexato meel walba oo iftiin leh.
Puntland gudaheeda delivery gu waa bilaash.
Golis: 906416000
WhatsApp: 0666556655

20/01/2026

Bile Online Market waxay kuu keentay oo ah qalab yar oo ka ilaalinaya furayaashaada lumitaanka. Qalabkani wuxuu awood kuu siinayaa in aad isku xirto mobile kaaga iyo furayaashaada.
Puntland gudaheeda delivery gu waa bilaash.
Golis: 906416000
WhatsApp: 0666556655

20/01/2026

Bile Online Market waxay kuu keentay:
Masaajeeye, dhiig furfure iyo muruq bixiye.
Waxaa isticmaali kara dadka oo dhan yaryar iyo waaweyn.
Puntland gudaheeda haddii aad joogto delivery gu waa free.
Golis: 906416000.
WhatsApp: 0666556655

19/01/2026

Bile Online Market waxay kuu keentay ookiyaalo kaa difaacaya iftiinka shaashadaha oodhan mobiles, laptops, tvs iwm.
Sidoo kale waa ookiyaalo kaa difaacaya iftiinka qoraxda oo midabkoodu is bedelayo marka aad qorada u baxado.
Lasoo xiriir
Wicid Golis 90641600.
WhatsApp: 0666556655.

Badeecado aad jeclaydan doontaan
23/12/2025

Badeecado aad jeclaydan doontaan

Badeecad heer caalami  ah.
20/11/2024

Badeecad heer caalami ah.

Adeeg heer caalami ah
17/11/2024

Adeeg heer caalami ah

Address

New Bosaso
Bosaso
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bile Online Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share