Zahratul-Alian

Zahratul-Alian zahratul-Alain waa carwada Uduga noocyadiisa kala duwan, carwadu waxay ku soo shaqaysay dalalka SOOMAALIYA IYO IMAARADKA CARABTA.

Kusoo dhawaada gacmo furan macaamiisheeni h**e iyo kuwa nagu cusuba marlabaad soo dhawoow macmiil.

Dhamaan alaabtan waxay diyaar kugu tahay carwada Zahratul-Alian.kusoo dhawaada gacmo furan macamiisheena sharfan.
08/05/2023

Dhamaan alaabtan waxay diyaar kugu tahay carwada Zahratul-Alian.
kusoo dhawaada gacmo furan macamiisheena sharfan.

Cuud cumaanigii xashka ahaa oo aad u carfoon kuu haynaa macmiil aadna ku helayso qiimo ku raaligaliya, jumlo iyo tafarii...
29/10/2022

Cuud cumaanigii xashka ahaa oo aad u carfoon kuu haynaa macmiil aadna ku helayso qiimo ku raaligaliya, jumlo iyo tafariiqba waad helaysaan meshaad joogto ayaanu kugu keenaynaa soo qaadistuna waa bilaash.

Wixi faahfahina nagalasoo xiriira call or WhatsApp 0905197050 ama inbox us.

Salaamulahi Macamiisheena sharafta leh, kuwani waa cadaradii shubshubka ahaa 50g,100g,250g. qiimo kuraaligaliya baad ku ...
23/09/2022

Salaamulahi Macamiisheena sharafta leh, kuwani waa cadaradii shubshubka ahaa 50g,100g,250g. qiimo kuraaligaliya baad ku helaysaa.

Wixii faahfaahina Number kan nagala soo xiriir macmiil.

https://api.whatsapp.com/send?phone=+252905197050

19/09/2022

Salaamulahi Macmiisheena soo dhawaada, waa warbixintii carwada oo kooban waxaanu idiin haynaa adeegyadii h**e aad nooga barateen sidoo kale waxaanu idin soo kordhinay adeegyo cusub.
Wixii faahfaahina Nagalasoo xiriira WhatsApp Number kan.

https://api.whatsapp.com/send?phone=+252905197050

Macmiil waxaanu kuu haynaa Uduga noocdayiis kala duwan oo dhan sida Uunsiyada, Cuudadka oo noocwalba leh, Cadarada jirka...
07/09/2022

Macmiil waxaanu kuu haynaa Uduga noocdayiis kala duwan oo dhan sida Uunsiyada, Cuudadka oo noocwalba leh, Cadarada jirka, timaha iyo dharkaba oo rag iyo dumarba leh, Barafuunada sidookale rag iyo dumarba waanu idin haynaa, Khadaraynkii, Makhmariyadii, Luubaanta(fooxa) oo si casriyaa aanu uhabaynay iyo kuwa kaloo badan.
Jumla iyo Tafariiqba waad naga helaysaan Macamiisheena sharafta leh soo dhawaada.
Meelkastood dalka kajoogto waanu kugu keenaynaa,

zahratul-Alain waa carwada Uduga noocyadiisa kala duwan, carwadu waxay Kusoo  shaqaysay wadamada SOOMALIYA iyo ISUTAGA I...
07/09/2022

zahratul-Alain waa carwada Uduga noocyadiisa kala duwan, carwadu waxay Kusoo shaqaysay wadamada SOOMALIYA iyo ISUTAGA IMAARAATKA CARABTA. kusoo dhawaada gacmo furan macaamiisheeni h**e iyo kuwa nagu cusuba marlabaad soo dhawoow macmiil.

Address

Bosaso, Puntlan
Bosaso
2233

Telephone

+252907728351

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zahratul-Alian posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Zahratul-Alian:

Share

Category