Himilo Consulting LTD.

Himilo Consulting LTD. Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Himilo Consulting LTD., Business consultant, Airport Street, near Juba Hotel, Bosaso.
(2)

Himilo Consulting LTD, is a leading provider for Business development consulting, HRM consulting, Strategic Planning, training programs, Auditing services along with M&E and Project Management consulting based in Bosaso, Garowe and Mugadisho -Somalia.

10/02/2023

Jimce Wanaagsan Dhammaan Asxaabta.

16/08/2022

Tababarkii Qardho.

Dhegayso Falcelinta Ardaydii ka faa’iideysatay Tababarkii PMP ee Magaalada Qardho.

Fadlan share dheh.

Waxaan Maamulka iyo Hawl-wadeenada Shirkada Golis faraceeda Qardho usoo gaba-gabaynay Tababar soconaayey dhowr cisho. Ta...
09/08/2022

Waxaan Maamulka iyo Hawl-wadeenada Shirkada Golis faraceeda Qardho usoo gaba-gabaynay Tababar soconaayey dhowr cisho.

Tababarku waxa uu ku saabsanaa“ Horumarinta Xirfada Iibka Macaamiisha iyo Suuqgeynta.

Fadlan Share dheh.

04/08/2022

Himilo Consulting LTD,Waxaa Soo Dhamaaday Tababar ku saabsan Maareynta Mashaariicda (PMP), Arday dhan 65 qof oo ka kala socday Jaamacadaha iyo Goobaha shaqada ee Magaaalada Qardho.

Xaflada shahaado bixinta Ardayda, waxaa kasoo qeyb-galay Maamulka Gobolka iyo Degmada, Guddoonka Waxbarashada iyo Masuuliyiin kale oo badan.

Himilo Consulting LTD, ayaa caawa u’soo gaba-gabaysay Tababar ku saabsan Maareynta Mashaariicda (PMP), Arday dhan 65 qof...
04/08/2022

Himilo Consulting LTD, ayaa caawa u’soo gaba-gabaysay Tababar ku saabsan Maareynta Mashaariicda (PMP), Arday dhan 65 qof oo ka kala socday Jaamacadaha iyo Goobaha shaqada ee Magaaalada Qardho.

Xaflada shahaado bixinta Ardayda, waxaa kasoo qeyb-galay Maamulka Gobolka iyo Degmada, Guddoonka Waxbarashada iyo Masuuliyiin kale oo badan.

Fadlan la-wadaag Asxaabtaada.

Tababarkii PMP ee Magaalada Qardho oo maalintii 3aad guul noogu soo dhamaatay.Fadlan la wadaag Asxaabtaada.
02/08/2022

Tababarkii PMP ee Magaalada Qardho oo maalintii 3aad guul noogu soo dhamaatay.

Fadlan la wadaag Asxaabtaada.

Caawa iyo Gardho. Waxaa caawa si habsami leh noogu bilowday Tababarkii PMP ee aan horay u iclaaminay, waxaana ka soo qey...
30/07/2022

Caawa iyo Gardho.

Waxaa caawa si habsami leh noogu bilowday Tababarkii PMP ee aan horay u iclaaminay, waxaana ka soo qeyb galay Arday Jaamiciyiina iyo qaar ka mid ah Xirfadlayda ka sugan Magaalada Gardho.

Fadlan la wadaag Asxaabtaada.

22/07/2022

Caawa waxaan soo gabagabaynay Tababar soconaayey 4 Asbuuc oo ay ka faa’iideysteen arday gaaraysa 50 qof.

Hambalyo dhammaan Ardaydii dhammaysatay Tababarkii Online-ka ahaa ee “ HR Professional”.

Ogaysiis Muhiim ah. Gardho, Puntland-Somalia.Project Management Professional (PMP). .Majoogtaa magaalada Gardho, mase do...
16/07/2022

Ogaysiis Muhiim ah.

Gardho, Puntland-Somalia.

Project Management Professional (PMP). .

Majoogtaa magaalada Gardho, mase dooneysaa inaad barato Culuumta iyo Xirfada Caalamiga ah ee Maareynta Mashaariicda ee PMP oo uu bixiyo Machadka Maareynta Mashaariicda PMI, USA.

Tababarku waxa uu bilaabanayaa 23 July, 2022, waxaana bixinaaya Ustaad Mohamed Mahad oo haysta Shahaadada Caalamiga ah ee PMP, lehna khibrad shaqo oo la xiriirta Maamulka iyo Maareynta Mashaariicda.

Haddii Jawaabtu tahay HAA, Fadlan iska diiwaangeli Xafiiska Diiwaangelinta ee Hogol College-Gardo, AMA wac Telefoonada kala ah; 0907762321/0907751865/0907494596.

Fadlan Share dheh.

Address

Airport Street, Near Juba Hotel
Bosaso

Opening Hours

Monday 07:00 - 12:00
Tuesday 07:00 - 12:00
Wednesday 07:00 - 12:00
Thursday 07:00 - 12:00
Saturday 07:00 - 12:00
Sunday 07:00 - 12:00

Telephone

00252907795597

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Himilo Consulting LTD. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Himilo Consulting LTD.:

Share