28/05/2021
Fanaaniinta kala ah Sharma boy iyo Maslax miideeye ayaa gaari kula rogmaday Deegaanka Buurowadal oo kuyaal duleedka Garoowe,
Dhaawac ayaa soo gaaray labada fanaan halka ruux dumar ah ay ku geeriyootay.