17/02/2026
🌙 RAMADAN KARII 🌙
Maamulka iyo Shaqaalaha SomaliVex Export Company
waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan dhammaan Ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed.
Bishan barakaysan ee Ramadaan, waxaan Alle ka baryaynaa inuu inoo ka dhigo mid kheyr, nabad, barwaaqo iyo guul leh.
Allaha ha Ina ka aqbalo soonka, salaadda iyo dhammaan camalka wanaagsan.
.
SOMALIVEX EXPORT COMPANY
Trusted Somali Exports
Mohamed Yusuf