Ciise Cawil

Ciise Cawil Somaliland Burco💚❤

21/01/2025

Shaqa sharaf leh

18/01/2025

BBS 2025 tiens muqdisho waa sanad Guuradi 12 Aad Ee ka shaqeyneyso Tiens somalia waxaa ka qayb_galeya 2500 Oo qof waxaa la abaal_mariyey 100 qof Oo ku Guleystey abaal_marino Gawaadhi qiimahogu yahay 30_kun 20kun 15kun 10kun ilaa 5 kun Oo dollars 💸 waxaa sidoo kale laa abaal_mariyey 500 Oo qof dalxiis dubai ah ku Guleystey waxaan Lee guuleysteyasha Hambalyo we are Next insha alleha kaaley nala shaqeyso

10/01/2025

💚🤍❤

04/01/2025

Tiens company ✅️

Calaamadaha kaalsiyam yarida:Lafaha oo jilca:Macdanta kaalsiyam oo jirka ku yaraata, waxay saamaysaa caafimaadka lafaha,...
02/01/2025

Calaamadaha kaalsiyam yarida:
Lafaha oo jilca:
Macdanta kaalsiyam oo jirka ku yaraata, waxay saamaysaa caafimaadka lafaha, maadaama macdantani ay dhisto lafaha islamarkaana ay ilaaliso caafimaad qabkooda.

Murqo Xanuun:
Jiirraggo (cramp) iyo xanuun murqaha ah waxay tilmaan u noqon kartaa kalsiyam la’aanta. Tani waa astaam wayn oo lagu garto kalsiyam yarida.

Xanuun joogto ah:
Kaalsiyamtu waxay ka qeyb qaadataa xoojinta difaaca jirka iyo la dagaallanka fayrasyada, fangaska iyo bakteeriyada. Dadka ay ku yartahay macdanta kaalsiyam waxay u nugul yihiin ifilada iyo infekshannada.

Ilkaha oo jilca:
Kaalsiyamtu waxay ka mid tahay waxyaabaha ugu wayn ee ay ilkuhu ka kooban yihiin, haddii ay jirka ku yaraatana waxay sababtaa inay jilcaan.

Adigoo uur leh ama caruur nuujinaya haddii aad isku aragtid ilko xanuun ama saliilyo, waxaa qasab ah in dhiiggaaga laga eego heerka macdanta kaalsiyamta ay marayso sababtoo ah uurka iyo naas-nuujintu waxay hoos u dhigaan kaalsiyamta hooyada jirkeeda ku jirta maadaama cunuga uu quudanayo.

Cillado hurdo:
Marka kaalsiyamta ay jirka ku yaraato, waxay carqaladaysaa soo saarista hormoonka “melatonin” kaas jirka dejiya, hurdadana keena. Hadaba kaalsiyamta oo kugu yaraataa waxay keeni kartaa cillado hurdada la xiriira.

Xanuunka ka horreeya caadada:
Kaalsiyamtu waxay caawisaa yaraynta darnaanta xanuunka marka caadada ay soo dhowdahay ee loo yaqaanno “Premenstrual Syndrome”. Kaalsiyam yaridu waxay sababi kartaa cillado xanuunka caadada ka hor ah. Tani waa astaan wayn oo lagu garto kaalsiyam yarida.

Hadaba waxan idin haynaa calcium ay ku daeytirantahay dhamaan macdanaha kor u qaada difaaca jirka iyo nafaqeynta

01/01/2025

Tiens company

22/12/2024

Fadlan ku biir discord-ka la soo gelin doono Free course-ka. Crypto dambe lacag haka bixinin wax weliba halkaas ayaad ka heli doontaa IA

https://discord.gg/v2uhrRuTt2

20/12/2024

Madaxweyne Cirro oo yar weli ma aragtay? waligii styler buu ahaa madaxwaynuhu😅

Buuga crypto
16/12/2024

Buuga crypto

Tiens group
15/12/2024

Tiens group

15/12/2024

Address

Buramo Boorama
2222

Telephone

+252634536271

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ciise Cawil posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share