28/12/2024
Hage Training & Consultant Center abbreviated HTCC is a center intended to empower youths and to connect the educators and skilled persons to the area of important or the companies those needs knowledge in orderto close their gaps and strengthening their internal capacity in order to suit and reach for their planed targets and goals.
There for we are here to announce that we are planning new courses whcih includes online,offline, one to ine coaching and debates for the upcoming 2025…….
Xarunta tabobarada iyo talobixinta ee Hage consultant waxay u taagan tahay hagista iyo talo bixinta heerarka kala duwan ee ganacsiyada iyo carbinta tabbobarka shaqaalaha. Iyadoo loo marayo nidaam carsiriya.
Waxa xarunta qorshaynaysaa inay bilowdo sanadka cusub tababaro isdaba joogaa oo lagu kala bixin doono habab kala duwan iyo goobo kala duwan iyada oo loo dejiyey hababki ugu casrisanaa ee loo qabto tababrada isla markaana la qiimayn doono tabarada iyo xirfad yahaynka bixin doonaa labadaba.
Fadlan yaanay ku dhaafin fursadah hadaad tahay arday, shaqaale iyo ganacsadaba is diiwangalintu dhawaan ayey inoo bilaabmi doontaa insha allah.
Nagala soo xidhiidh numberada hoos ku qoran sidaa u hesho xog dheerada……….
Wad mahad san tihiin.