Faro rental cars& Decorations

Faro rental cars& Decorations Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Faro rental cars& Decorations, Business service, Agagaarka masjidul madiiina magaalada burco, Burco.

Faro rental cars & Decoration Macmiil waxaanu kuu keenay gaawaadhi cusub   ⁨63 3212435⁩
22/08/2023

Faro rental cars & Decoration

Macmiil waxaanu kuu keenay gaawaadhi cusub

⁨63 3212435⁩

Faro rental cars & Decoration Macmiil waxaanu kuu keenay gaawaadhi cusub   63 3212435
22/08/2023

Faro rental cars & Decoration

Macmiil waxaanu kuu keenay gaawaadhi cusub

63 3212435

Eid mubaarak dhamaan umada somaliyeed Alle ramadaanta ramadaanteedana bashbash iyo barwaaqo Ha inagu gaadhsiiyoh Aamiin ...
20/04/2023

Eid mubaarak dhamaan umada somaliyeed Alle ramadaanta ramadaanteedana bashbash iyo barwaaqo Ha inagu gaadhsiiyoh Aamiin Aamiin Aamiin

إنا لله وإنا إليه راجعونAlle ha u naxariisto Sh. Aadan X. Maxamuud Xirsi (Aadan Siiro) eheladii iyo umada somaaliyeed uu...
14/07/2022

إنا لله وإنا إليه راجعون
Alle ha u naxariisto Sh. Aadan X. Maxamuud Xirsi (Aadan Siiro) eheladii iyo umada somaaliyeed uu ka baxayna samir iyo iimaan Alle Haka siiyoh 😭

Muqdisho Ciidamada  Xoogga Soomaaliya ayaa kusoo Bandhigay Dhoollatus ay ugu dabaal-dagayaan 62 Guuradii kasoo wareegtay...
12/04/2022

Muqdisho Ciidamada Xoogga Soomaaliya ayaa kusoo Bandhigay Dhoollatus ay ugu dabaal-dagayaan 62 Guuradii kasoo wareegtay markii la aas aasay.

Munaasibad ka dhacday Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya waxaa ka qayb galay Madaxweyne Farmaajo, Saraakiisha Ciidanka Xoogga Soomaaliya iyo Xubno ka tirsan Dowladda Soomaaliya.

Munaasibadda waxaa ka maqnaa Raysal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo isaga iyo Madaxweyne Farmaajo uu u dhexeeyo Khilaaf xoog leh oo muddo soo jiray.

Mucaaradka Soomaaliya ayaa cabsi xooggan ka muujiyey Munaasibaddan maanta dhacday oo aad loo hadal hayey sababa la xidhiidha Munaasibaddan oo aan la qaban 2dii sano ee ugu dambeysay.

“Madaxwayne Muuse Biixi Waxaan U Sheegay In Cadawgeenu Uu Doonayo Inaan Colowno, Saylac Waa Magaalo Ku Taala Somaliland,...
09/04/2022

“Madaxwayne Muuse Biixi Waxaan U Sheegay In Cadawgeenu Uu Doonayo Inaan Colowno, Saylac Waa Magaalo Ku Taala Somaliland, Waxay Ahayd……,Waxaan Doonayna In Aan Hindisno Tareen U Kala Goosha…..” Raysal Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed
.................................................................................................................................................................................................................................................................................

Raiisalwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa waraysi uu siiyey telefishanka EBS ee Af Axmaariga wax ku tabiya, waxa uu kaga hadlay xidhiidhka u dhaxeeya dalkiisa iyo Somaliland,gubashadi Suuqa Waaheen iyo dekadda Saylac.
Ugu horayn hogaamiyaha Itoobiya isagoo ka hadlaya xidhiidhka dalkiisu la leeyahay Somaliland waxa uu yidhi”Somaliland waxa naga dhexeeya walaaltinimo,ixtiraam iyo ganacsi xalaal ah”.
Waxa kale oo uu sheegay inuu wasiiradiisa ugu sareeya u diray Hargeysa si ay usoo eegaan khasaaraha suuqa Waaheen ee gubtay isla markaana ay Itoobiya qayb weyn ka qaadan doonto dibu dhiska Waaheen kharash ahaan iyo dhinaca dhisidda suuqaba.
Mar uu telefishanku wax ka weydiiyey warar dhawaan lagu baahiyey baraha bulshada oo sheegayey in Itoobiya ay danaynayso dekadda Saylac waxa uu ku jawaabay oo uu yidhi:
“Waxa January 18, sanadkan 2022 aanu ku kulanay Addis Ababa madaxweynaha Somaliland H.E Muse Bihi, waxa aan u sheegay in cadawgeenu uu doonayo in aan colowno, oo aan kala xidhanno xadka, laakiin taasi ma dhacayso. Saylacl waa magaalo ku taala Somaliland, waxa ay ahayd Somaliland, waxa ay tahay Somaliland, waxana ay ahaan doontaa Somaliland”.
Abiy Axmed waxa uu intaas ku daray oo uu yidhi: “Waxa aan doonayna in aan hindisno tareen u kala goosha Berbera iyo magaalooyinka Itoobiya oo ay ugu horayso Addis Ababa, si aan uga faa’iidaysano ganacsiga ay abuuri doonto dekeda Berbera”
Madaxweynaha Somaliland Muse Bihi, oo ay waraysatay Idaacadda VOA Somali isaga oo jooga Washington D.C bishii March ayaa sheegay in Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed uu la yaabay qoraalo lagu baahiyey baraha bulshada kuwaas oo sheegayey in ciidamada Itoobiya ay doonayaan in ay xoog ku qabsadaan magaalo- xeebeedka Saylac.

Sources: Haatufonline.

halkan ka akhriso warkaas oo dhamaystiran:-

https://www.haatufonline.com/somali-news/walaaltinimoixtiraam-iyo-ganacsi-xalaal-ah-ayaa-naga-dhexeeya-somaliland-pm-abiy-axmed/?fbclid=IwAR1xkbOfwe7t6OZzQSbeKY4UUcAaPlL-nH6fiPmjO5KqROJDANf5Lsf7vZQ

“Walaaltinimo,Ixtiraam Iyo Ganacsi Xalaal Ah Ayaa Naga Dhexeeya Somaliland” PM Abiy Axmed Posted on April 8, 2022 EBS TV,Silver Spring,April 8,2022(Haatufonline)- Raiisalwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa waraysi uu siiyey telefishanka EBS ee Af Axmaariga wax ku tabiya waxa uu kaga hadlay xidhii...

Waan jeclaa inaad nala joogto aduunka Waad se nagu cidlaysay 😭 waxaanu marwalba kaaga soo ducaynaa aduunkii aad nagaga s...
08/04/2022

Waan jeclaa inaad nala joogto aduunka Waad se nagu cidlaysay 😭 waxaanu marwalba kaaga soo ducaynaa aduunkii aad nagaga soo tagtay.
ILAAHAY ayaa naga kaa oofsaday balse maanu ilaawin wanaagii waxsheegii taladii tusaalihii iyo tubtii toosnayd ee aad sida waxgaradka iyo waayeelnimadu ku dheehnayd noogu sheegi jirtey .

Waxaan aniga umada islaamka ahiba ILAAHAY kaaga baryayeynaa inuu Naxariistii janno fardawsa kugu casuumo qabrigaagana kadhigo beer beeraha jannada kamid ah macii nebi muxamedna kaayeello 🤲🏻😰

Aan faataxada umarno halyeygii faylasuufii inaga wadabaxay waa laba habeen oo khayr badan ahna jimce iyo Ramadaan isgalay.
Qofkasta oo qoraalkani soo gaadho waxaan ka codsanayaa inay uduceeyaan AHUN SOORAAN ISMACIIL SUGULE iyo intii kale ee ladhimatayba inuu EEBBE unaxariisto inagana inooga daba naxariisto amiin 🤲🏻

Qore :- Casiisa Abdiraxman Oo Ahayd Xaaska AHN Sooran

Uducee Wll

Address

Agagaarka Masjidul Madiiina Magaalada Burco
Burco

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faro rental cars& Decorations posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share