Caalami super market

Caalami super market Hal-abuur jecel sugaanta iyo qoraalka harumarna la jecel bulshadiisa .

10/04/2023

Si aad u ilaaliso sharaftaada, 4aad talo iga hoo:

1- Waligaa ha sugin qof ku iloobay

2-Weligaa ha la hadlin qof aan ku maqli karin oo hadalkaga dhan kale u jiidaya.

3- In aad ul ku tiirsato ayaa kaaga qiimo badan inta aad ku tiirsan laheed garab aan ku rabin.

4-haku lumin naftada in aad sii haysato qof aan dan ka lahayn in uu ku waayo.

Naftada iyo Qof nimadada waa Tan kaliya ee kaaga baahan in aad iska saarto masuuliyad ka balaaran inta aad sameyn karto 😉😇🙋‍♂️

Ismacil bulaale

Address

Tuurta
Burco

Telephone

+252634995538

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caalami super market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share