GaadhsiyeTech

GaadhsiyeTech Waa shirkada samaysan electronic noocyada kala duwan sida mobile laptop iyo dolor iyo adeegyo kale badan

new lcd oled screen orginal...iphone X -16 pro max
11/07/2026

new lcd oled screen orginal...iphone X -16 pro max

SERVICES SERVERS ONLINE_*⤹ 📌FRP > ♻️SAMSUNG> ♻️REALME> ♻️ONEPLUS> ♻️XIAOMI> ♻️MOTOROLA> ♻️INFINIX> ♻️ITEL> ♻️ASUS> ♻️NOK...
10/07/2026

SERVICES SERVERS ONLINE

_*⤹ 📌FRP
> ♻️SAMSUNG
> ♻️REALME
> ♻️ONEPLUS
> ♻️XIAOMI
> ♻️MOTOROLA
> ♻️INFINIX
> ♻️ITEL
> ♻️ASUS
> ♻️NOKIA/HMD
> ♻️HUAWEI
> ♻️HONOR
> ♻️OPPO
> ♻️LG

_*⤹ ⚙️MDM
> ♻️SAMSUNG
> ♻️INFINIX
> ♻️REALME
> ♻️MOTOROLA
> ♻️APPLE / IPHONE
> ♻️XIAOMI

_*⤹ 🔥XIAOMI SERVICES
> ♻️MI ACCOUNT DEFINITIVO
> ♻️MI ACCOUNT
> ♻️ GOOGLE (FRP)

_*⤹ 🔥REALME*_
> ♻️GOOGLE (FRP)

_*⤹ 🍏SERVIÇe APPLE
> ♻️BYPASS IPHONE
> ♻️PASSCOD 5S / X

iphone 11 charging flex waa inoo diyaar
29/06/2026

iphone 11 charging flex waa inoo diyaar

iphone charging flex waa inoo diyaar
29/06/2026

iphone charging flex waa inoo diyaar

iPhone icons
27/06/2026

iPhone icons

Ciid MubaarakMunaasibadda barakaysan ee Ciidul-odxada awgeed, waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ummadda Is...
26/05/2026

Ciid Mubaarak

Munaasibadda barakaysan ee Ciidul-odxada awgeed, waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ummadda Islaamka, gaar ahaan shacabka Jamhuuriyadda Somaliland ee ku nool gaar ahaan reer Togdheer waxaan leeyahay farxad iyo caafimaad ku ciida.

Waxaan Alle ka baryayaa inuu inoo adkeeyo nabadgelyada iyo wadajirka, raxmaddiisana innagu gallado, abaarahana inaga soo jabiyo.

Midowga Yurub ayaa soo saaray xeerar cusub oo lagu xoojinayo adkeysiga iyo dayactirka taleefannada gacanta inta u dhaxay...
24/04/2026

Midowga Yurub ayaa soo saaray xeerar cusub oo lagu xoojinayo adkeysiga iyo dayactirka taleefannada gacanta inta u dhaxaysa Juun 2025 ilaa Febraayo 2027, iyadoo ujeedadu tahay in la dheereeyo cimriga aaladaha elektaroonigga ah. Laga bilaabo Febraayo 2027, shirkadaha waxaa lagu qasbi doonaa inay soo saaraan taleefanno ay dadka isticmaala laftoodu baytariga ka beddeli karaan iyagoon u baahannayn xarumo gaar ah, sidoo kale baytariadu waa inay sii haystaan 80% awoodooda ka dib 800 oo wareeg oo kuleeti ah.

Xeerkan ayaa sidoo kale faraya shirkadaha inay bixiyaan agabka dayactirka muddo 10 sano ah, iyadoo la filayo in isbedelladani ay saameyn caalami ah ku yeelan doonaan suuqa maadaama shirkadaha waaweyn sida Apple ay u badan tahay inay midayn doonaan nashqada taleefannadooda adduunka oo dhan si ay ugu hoggaansamaan shuruudahan adag.

Gaadhsiiye flex all iphone
22/04/2026

Gaadhsiiye flex all iphone

Address

Darasalaam Mall
Burco
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 21:30
Tuesday 07:00 - 21:30
Wednesday 07:00 - 21:30
Thursday 07:00 - 21:30
Saturday 07:00 - 21:30
Sunday 07:00 - 21:30

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GaadhsiyeTech posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share