Qayre news

Qayre news Fallow me

Diyaarraddii Hargeysa oo muddo dhulka taallay ayaa galabta la saaray taallo cusub oo loo dhisay.
13/06/2021

Diyaarraddii Hargeysa oo muddo dhulka taallay ayaa galabta la saaray taallo cusub oo loo dhisay.

05/04/2021

Shaqaalaha cajiibka ah iyo fiidiyowga tiknoolajiyadda

31/03/2021

Layab gabadhani waxay samesay

26/03/2021

Kani waa video qosol badan 😂😂😂 Ii aamin oo aadan ka qoomameyn doonin 😎

23/03/2021

tuug nacas ah 😱

19/03/2021

This is beyond impressive 😱

16/03/2021

The cake was balloons 🎈

13/03/2021

Gabadh si farsamesan ukala bad baadisay nin kedi iyo zhp kedi kale

11/03/2021

Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku jooga magaalada Boosaaso ayaa shir guddoomiyey kulan uu la qaatay xubnaha Golaha Wasiirada ee ku sugan Boosaaso.

Kulanka ayaa looga hadlay ammaanka gobolka Bari iyo guud ahaan Puntland iyo dardargelinta howlgalada amni ee ka socda Gobolka oo meel wanaagsan maraya gaar ahaan dardar gelinta howlgallada ka dhanka ah malayshiyaadka Alshabaab.

sawirro-axmed-madoobe-oo-ku-wjahan-muqdisho-ciidankiisii-oo-ku-qulqulaya-garoonka-aadan cadde
09/03/2021

sawirro-axmed-madoobe-oo-ku-wjahan-muqdisho-ciidankiisii-oo-ku-qulqulaya-garoonka-aadan cadde

Musharax Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka hadlay wadahadaladii hakadka ku yimid ee u dhexeeyay Midowga Musharaxiinta iyo D...
07/03/2021

Musharax Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka hadlay wadahadaladii hakadka ku yimid ee u dhexeeyay Midowga Musharaxiinta iyo Dowlada Federalka isagoo ku taliyay in la bilaabo wadahadaladaas.


Musharax Geelle oo ah afhayeenka Midowga Musharaxiinta ayaa ku taliyay in la wadahadlo,maadaama laga xaajoonayo caqabadaha taagan, sidaas awgeed ayuu ku baaqay in aan laga maarmin isla fadhiisiga si loo saldhigo ka gudubka caqabadaha jira.


“Annaga oo ka duuleyna mabda’eenna ah in arrinta Soomaaliya ay tahay miis ku dhamaato oo aan fagaara kale lagu xallin karin, waxaan soo jeedinaynaa in ay sii socdaan wadahadalladi Ra’iisalwasaare Mohamed Hussein Roble iyo Midowga Murashaxiinta, si arrimaha murugsan ee Soomaaliya xal waara looga gaaro” Sidaas waxaa yiri Daahir Maxamuud Geelle oo qoraalkaan soo dhigay bartiisa Facebook.

Midowga Musharaxiinta ayaa h**e kulamo ula yeeshay Ra’iisul Wasaare Rooble hase yeeshee wadahadaladaas ayaa lagu guuldareystey kadib markii lagu heshiin waayay qodobo ay soo bandhigeen midowga musharaxiinta.

Address

Saylada Street M. Ali District
Burco
1

Telephone

+252634304412

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qayre news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share